CakaaraNews

The Only Web Site on Somali State Soil

Tuesday
Mar 09th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Xuskii 8 Maarso oo Si Sharaf Leh Looga Xusay Jigjiga

Xuskii 8 Maarso oo Si Sharaf Leh Looga Xusay Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Xuskii Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa si sharaf & qadarin leh looga xusay Dawlad Degaanka Soomaalida. Munaasab lagu waynaynayo maalintan ayaa maanta lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed cabdule Xasan.

1Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin fara badan oo uu ka mdi yahay Ku Sii Simaha Madaxa xafiiska Arrimaha haweenka Marwo Ifraax Axmed, Madaxa Xaf...

Read more...
Madaxwaynaha DDS  Ayaa Kulan Wada Xajooda  layeeshay Waftigii Qurba Joogta, ee Kasocday Bahda, jigjiga TV .

Madaxwaynaha DDS Ayaa Kulan Wada Xajooda layeeshay Waftigii Qurba Joogta, ee Kasocday Bahda, jigjiga TV .

Jigjiga(CakaaraNews )Kulankan ayaa waxaa ay madaxwaynaha DDS Mudane Da'uud Maxamad Cali, waftigan  kawada hadleen warbixinihii ay mudadii ay booqashadi ay qaybaha kala duwan ee Degaanka kusoo mareen.

Uj...

Waxaa Manta DDS Siwayn Loga Xusay Malinta Haweenka Aduunka ee 8march,iyadoo aygarab Socoto Xaflad Ayku Qalinjabinayaan 85 Hablood.

Waxaa Manta DDS Siwayn Loga Xusay Malinta Haweenka Aduunka ee 8march,iyadoo aygarab Socoto Xaflad Ayku Qalinjabinayaan 85 Hablood.

Jigjiga(CakaaraNews) waxaa maanta si heer sare ah loogu xusay Munaasabada xuska Haweenka ayaa lagu qabtay  madasha shirarka ee hoolka Sayd Maxamad Cabdile Xasan ee Casimada DDS ee Magaalada Jigjig...

Waftigii Qurbo Joogta kasocotay Jigjiga TV oo Booqashadi Waxbarashada Jigjiga Soogabagabaysay & xafladii Sodhawaynta Ardayda Sanadkan Galaysa Jigjiga University

Waftigii Qurbo Joogta kasocotay Jigjiga TV oo Booqashadi Waxbarashada Jigjiga Soogabagabaysay & xafladii Sodhawaynta Ardayda Sanadkan Galaysa Jigjiga University

  Jigjiga(CakaaraNews) Waftigii Qurbo Joogta ee ka Socday Jigjiga TV oo Booqashadi xarumaha Waxbarasho ee kuyaal Casimada Jigjiga soogabagabeeyay

waftigan oo todobaadkan ba ku guda jira booqasho ay kusoo...

Shirkii Kabinetka Dawlad Degaanka Soomaalida oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Jigjiga

Shirkii Kabinetka Dawlad Degaanka Soomaalida oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Kulanka caadiga ah ee Gollaha Hawl-Fulinta Xukuumada (Cabinet) Dawlad Degaanka Soomaalida ayaa oo maalin walba oo Sabti ah la qabto ayaa maanta lagu qabtay Xafiiska Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Mudane Daa'uud Maxamed Cali . Kulanka...

Read more...

Jigjiga Suhura Hilton oo ay ku baxayso in ka badan Bilyan Dolarka Maraykanka ayaa laga Dhisayaa Caasimada DDS ee Jigjiga

Jigjiga Suhura Hilton oo ay ku baxayso in ka badan Bilyan Dolarka Maraykanka ayaa laga Dhisayaa Caasimada DDS ee Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Shirkada Ganacsiga ee Suhuura 571 ayaa soo bandhigtay designka hotel 5 star ah oo laga dhisayo magaalada Jigjiga saddexda sanno ee soo socda.

Shirkada Suhuura 571 General Trading oo ah shirkad Ganacsi oo degaanka laga leeyahay...

Read more...

Dib U Sixid Booqashadii Madaxwaynaha Mudane Daa'uud Maxamed Cali

Dib U Sixid Booqashadii Madaxwaynaha Mudane Daa'uud Maxamed Cali

Gadhamali (CakaaraNews) Sida aad la wada socotaan waxaan maalintii shalay ahayd aan daabacnay war aanu ku sheegnay in Madaxwayanaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Daa'uud Maxamed Cali uu booqday meesha la yidhaahdo Gadhmali, markaa waxaan ka cudur ...

Read more...

Madaxwayne Daa'uud Maxamed Cali oo Ku Sugan Gara Mulatu, Degaanka Canfarta & Gudoomiye Cabdifataax oo u Anbabaxaya Jabuuti

Madaxwayne Daa'uud Maxamed Cali oo Ku Sugan Gara Mulatu, Degaanka Canfarta & Gudoomiye Cabdifataax oo u Anbabaxaya Jabuuti

Gara Mulato (CakaaraNews) Madaxwaynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Daa'uud Maxamed Cali ayaa haatan ku sugan Gara Mulatu oo ka tirsan Dawlad Degaanka Canfarta.

Madaxwayanaha oo uu wehelinayo dhigiisa Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Ismaaciil Cali ...

Read more...

XDSHS (SPDP) Oo Gabagabeeyay Dhamaan Musharixiintii Ellection 2010 Ka qayb Galaya

XDSHS (SPDP) Oo Gabagabeeyay Dhamaan Musharixiintii Ellection 2010 Ka qayb Galaya

Jigjiga (CakaaraNews) Xisbiga Dimuqraadiga Shacbiga Soomaalida (XDSHS) oo afka Qalaad loogu yeedho Somali Peoples Democratic Party ( SPDP ) ee hogaamiya ama majaraha u haya talada Xukuumada Dawlad Degaanka Soomaalida ayaa shaaca ka qaaday inuu gab...

Read more...

Munaasibad Lagu Xusayay Mowliidka Nabiga (CSW) oo Lagu Qabtay Magaalada Jigjiga

Munaasibad Lagu Xusayay Mowliidka Nabiga (CSW) oo Lagu Qabtay Magaalada Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Munaasabad lagu barakaynayo Xuska Maalinta Dhalashada Rasuulka (CSW) oo ku beegan maalintan Jimcaha oo ay ka soo qayb galeen dhamaan Culumada ugu waawayn ee aadka looga yaqaano Magaalada Jigjiga & Degaanka Soomaalida ayaa lag...

Read more...
More:

Daadad ku Fatahay Tuulada Mara Caato oo Khasaare Gaystay: Ciidamada Liyuu Booliska

Daadad ku Fatahay Tuulada Mara Caato oo Khasaare Gaystay: Ciidamada Liyuu Booliska

Qabri-Dahar (CakaaraNews) War Deg-deg ah oo aan haatan ka helnay Ciidamada Booliska ee Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee loo yaqaano Liyuu Booliska ayaa sheegaya in togga Qabri-dahare uu maanta ku fatahay qabaleega Mara-Caato oo 30 ...

Read more...

Xaflad Lagu Abaal Miarinayay Ciidamada Liyuu Booliska oo lagu Qabtay Birqod & Shirka Horumarinta Dhagax-Buur

Xaflad Lagu Abaal Miarinayay Ciidamada Liyuu Booliska oo lagu Qabtay Birqod & Shirka Horumarinta Dhagax-Buur

Dhagax-Buur (CakaarNews) Xaflad lagu abaal marinayay ciidamada Booliska ee sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka Soomaalida ee loo yaqaano Liyuu Booliska ayaa lshalay agu qabtay Magaalada Birqod ee Gobolka Dhagax-Buur. Xafladaa oo ay ka qayb galeen M...

Read more...

Gudiga Dhaadhicinta Horumarka ee Gobolada, Fiiq, Dhagax-Buur iyo Qoraxeey oo la Kulmay Masuuliyiinta XDSHS

Gudiga Dhaadhicinta Horumarka ee Gobolada, Fiiq, Dhagax-Buur iyo Qoraxeey oo la Kulmay Masuuliyiinta XDSHS

Masuuliyiinta xarunta dhexe ee XDSHS ayaa ugu baaqay in ay si adag u gutaan waajibaadka loo xil saaray Gudiga Dhaadhicinta Horumarka iyo Wacyigalinta bulshada ee Gobolada, Fiiq, Dhagax-Buur iyo Qoraxeey.

Gudigan oo shirkiisii ugu horeeyay ku yeeshay x...

Read more...

Masuuliyiinta X.D.SH.S Ayaa Socdaal Hawleed Ku Maray Degmooyin ka Tirsan Gobolada Godey, Afdheer & Liibaan

Masuuliyiinta X.D.SH.S Ayaa Socdaal Hawleed Ku Maray Degmooyin ka Tirsan Gobolada Godey, Afdheer & Liibaan

Madaxa Arimaha Xisbiga Ahna Madaxa Xidhiidhka D/waynaha Mudane Axmed Cali ayaa Socdaal Hawleed Ku Soo Kala Bixiyay degmooyinka Godey, Doolo Cadow & Hargeele.

Socdaal kooban oo la xidhiidhay u kuur galida nolosha ama xaalada nololeed ee shacabka de...

Read more...

Gobolada Dhagax-Buur & Jigiga oo Ka Faa'iidaysanaya Heshiis Koronto Galin oo Dhex Maray Itoobiya & Bankiga Horumarinta Carabta

Gobolada Dhagax-Buur & Jigiga oo Ka Faa'iidaysanaya Heshiis Koronto Galin oo Dhex Maray Itoobiya & Bankiga Horumarinta Carabta

ADDIS ABABA - Dalka Itoobiya iyo Banagiga Horimarinta Carabta ee Afrika ayaa maanta ku kala saxeexday Addis Ababa heshiis lagu guudoon-siinayo dalka Itoobiya lacag qadarkeedu dhan yahay $ 10-milyan oo dayn ah.

Lacagtan ayaa waxaa loogu talagalay in wax...

Read more...

Waftigii Qurbo Joogta ee ka Socday Jigjiga TV oo Booqday Dugsiyada Waxbarshada ee Tuulada Dundumo Cas iyo Shabeeley

Waftigii Qurbo Joogta ee ka Socday Jigjiga TV oo Booqday Dugsiyada Waxbarshada ee Tuulada Dundumo Cas iyo Shabeeley

Jigjiga (CakaaraNews) Waftigii ka socday Qurba joogta Dalka Mareykanka gaar ahaan Gobolka Minnesota ee matalayay Jigjiga TV ayaa wali aynan fari ka qodnayn booqashadii ay ku marayeen Dawlada Degaanka Soomaalida.

Wafdigaas ayaa laga soo bilaabo imaatink...

Read more...
More:

Qurbo Joogta Scandanavianka: Mahadnaq‏ Ku Socota Dawlad Degaanka Soomaalida

Qurbo Joogta Scandanavianka: Mahadnaq‏ Ku Socota Dawlad Degaanka Soomaalida

Dadku hadalka duunyaduna urta ayeey isku afgarataan wa maahmaah da’weyn oo Soomaaliyeed macnaheeduna ma aha mid daahan ama sarbeeb ah ee waxay ka dhig...

Read more...

Komishinka Booliska DDS oo Maanta Dhoolu Tus u Sameeyay Qurbo Joogta ku Sugan Jigjiga

Komishinka Booliska DDS oo Maanta Dhoolu Tus u Sameeyay Qurbo Joogta ku Sugan Jigjiga

Jigjiga (CakaaraNews) Komishinka Booliska ee Dawlad Degaanka Soomaalida ayaa maanta dhoolo tus u sameeyay Wafdigii qurbo joogta ahayd ee ka socotay Jig...

Read more...

Wafdigii Ka Socday Jaaliyadaha Degaanka Soomaalida ee USA oo Booqashooyinkoodii sii Wata

Wafdigii Ka Socday Jaaliyadaha Degaanka Soomaalida ee USA oo Booqashooyinkoodii sii Wata

Jigjiga (CakaaraNews) Wafdigii ka socday jaaliyadaha u dhalatay ee Degaanka Soomaalida ee ku sugan cariga USA ayaa wali ku sii jira booqashadoodii ...

Read more...

H.E. Ambasador Dini Mufti Dini oo Gudoomay Shahaado Sharfeed Ka Socota Shacabka Degaanka Soomaalida

H.E. Ambasador Dini Mufti Dini oo Gudoomay Shahaado Sharfeed Ka Socota Shacabka Degaanka Soomaalida

Stockholm (CakaaraNews) Safiirka Dawlada Itoobiya u fadhiya dalalka Scandinavianga ee fadhigiisu yahay caasimada cariga Sweden ee Stockholm H.E. Ambasa...

Read more...
More:

Ogaadeen ahaan oo Salaadii Jimcaha La iigu Diiday in Aan Muslimiinta La Tukado‏

Ogaadeen ahaan oo Salaadii Jimcaha La iigu Diiday in Aan Muslimiinta La Tukado‏

D haayahaaga oo D hul B adan M araa G eel D halaayana W aa K u T usaan .

Waxaan ahaa 13 jir habeenkii aa...

Read more...

Qabiil Qaran Ma Noqon Karaa, Qowmiyadiisana Ma Quudhsan Karaa?

Haddii aan nahay guud ahaan dhammaan ismaamulka xukuumadda Dowladda Degaanka Soomalida ee ka tirsan Dowlad wadaagga xukuumadda Federaalka Itoobiya, wa... Read more...

A Disgrace Dictator And His Disgracfull Supporters In Eritrean Diaspora

A Disgrace Dictator And His Disgracfull Supporters In Eritrean Diaspora Since the UN announced the smart sanction against Eritrea on December 23, 2009, opinions were formed and flooded the Eritrean web-sites. Some argued t... Read more...

Who is to blame for the suffering and pain of the Ogaden people? By: Mohamed A. Gurhan

WHO IS TO BLAME? By:  Mohamed A. Gurhan

One evening recently, I come behind the back of my 15 years old daughter Najma, unnoticed. She was seated ...

Read more...

More:

Ethiopians, Kenyans square off for Portugal Half Marathon title

 Ethiopians, Kenyans square off for Portugal Half Marathon title The 2009 world and 2008 Olympic marathon bronze medalist Tsegaye Kebede, two Kenyans, defending men’s champion Silas Sang and the 2009 world maratho... Read more...

Firehiwot Dado, Agnes Kiprop join Frankfurt Marathon field

Firehiwot Dado, Agnes Kiprop join Frankfurt Marathon field The women’s field for the Commerzbank Frankfurt Marathon on October 25 has considerably grown in strength with the addition of the Kenya’s Agnes Kip... Read more...
More:

Al Shabaab oo Dhulka dhigtay Qabuuro ku yiilay Tuulada 20 Jirow duleedka Baydhabo

Al Shabaab oo Dhulka dhigtay Qabuuro ku yiilay Tuulada 20 Jirow duleedka Baydhabo

Baydhabo (CakaaraNews) Maamulka Al Shabaab ee Gobalada Bay iyo Bakool ee dalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay Hawlo ay ku Burburinayaan Qabuuro in m...

Read more...

Seward Market Murders: 2 Teens Charged With First Degree Murder

Seward Market Murders: 2 Teens Charged With First Degree Murder MINNEAPOLIS -- Hennepin County Prosecutors have charged two 17-year-old Somali men with first degree murder for the shooting deaths of three men at Se... Read more...
More:

Cakaara TV

Gabay Saar ah Admiraal Duuf & Dhareer Daadiya By C Xakiin QiiqWatch Cakaara TV for More

News in English

Party to Field 206 Candidates for Upcoming National Elections

Party to Field 206 Candidates for Upcoming National Elections Jigjiga, March 4 (CakaaraNews) – The Somali People's Democratic Party (SPDP) said it has finalized pr... Read more...

Dhagah-Bour & Jigjiga Benefit from Ethiopia and Arab Bank Agreement of 10 Million USD for Electric

Dhagah-Bour & Jigjiga Benefit from Ethiopia and Arab Bank Agreement of 10 Million USD for Electric Addis Ababa, March 4, 2010 (Addis Ababa) - Ethiopia and the Arab Bank for Economic Development in Af... Read more...

Meles Confers With Arab Bank for African Development

Meles Confers With Arab Bank for African Development Addis Ababa, March 4, 2010 (Addis Ababa) - Prime Minister Meles Zenawi received the Arab Bank for Af... Read more...

Meles holds talks with visiting US official

Meles holds talks with visiting US official Addis Ababa, March 4, 2010 (Addis Ababa) - Prime Minister, Meles Zenawi received and held discussion... Read more...

Number Of Voters Registered Exceeds That of 2005 National Elections by 3 million

Number Of Voters Registered Exceeds That of 2005 National Elections by 3 million Addis Ababa, March 4, 2010 (Addis Ababa) - The number of voters registered across the nation to cast... Read more...

No Grievances Filed During Registration Of Voters, Candidates

Addis Ababa, March 4, 2010 (Addis Ababa) - No grievances were filed during the registration of voter... Read more...

Political parties' canvassing adheres to election code of conduct for political parties: Residents

Political parties' canvassing adheres to election code of conduct for political parties: Residents Addis Ababa, March 3, 2010: The debate held among political parties adhered to the election code of ... Read more...

Britain gives Ethiopia $30 mln for emergency food

Addis Ababa (Ethiopia) the United Kingdom government has provided 20 million pounds sterling for Eth... Read more...

Nation celebrates 1484th Birthday of Prophet Mohamed

Nation celebrates 1484th Birthday of Prophet Mohamed

Addis Ababa, February 26, 2010 - The 1484th Birthday of Prophet Mohamed, otherwise known as ‘Mawlid...

Read more...

TPLF Celebrates 35th Founding Anniversary in Mekele

TPLF Celebrates 35th Founding Anniversary in Mekele Mekele, February 18, 2010 (Mekele) - The Tigray People Liberation Front (TPLF), one of the sister ... Read more...

TPLF marks 35th founding anniversary in the aftermath of remarkable achievements

TPLF marks 35th founding anniversary in the aftermath of remarkable achievements Mekele, February 18, 2010 (Mekele) - The Tigray Peoples Liberation Front (TPLF) said its 35th foun... Read more...

Jawiga Maanta ee Jigjiga

Jiggiga, , ET

Now
Partly Cloudy
81°F, Windchill: 81°F
Wind: 10 mph E
Humidity: 70%
Visibility: 0 mi
pressure: 30.03 in rising
Sunrise: 6:12 am
Sunset: 6:09 pm
Mon
Clear
Hi: 83°F, Low: 53°F
Tue
Sunny
Hi: 86°F, Low: 54°F

Fikirkaaga Ka Bixi ONLF

ONLF Waxay u taagan tahay?