WARARKA

kulanwaynaha-wadatashiga-iyo-qiimaynta-waxqabadka-qorshaha-gtp2-oo-kaqabsoomay-magaalada-jigjigaJigjiga(cakaaranews)Arbaco, 23ka may 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kabilawday Kulanwaynaha wadatashiga iyo qiimaynta waxqabadka qorshaha kobaca iyo isbadalka dhaqaalaha wajigiisa 2aad...
mw-cmc-oo-kulan-layeeshay-mas’uuliyiinta-gobolada,-mm-iyo-degmooyinak-deegaankaJigjiga(Cakaaranews) Arbaco 23ka May 2018. Waxaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga gaar ahaan hoolka shirarka ee kaali ka furmay kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta 11ka gobol, 6da...
mmq-oo-xadhiga-kajaray-12-wado-oo-kobol-stone-ahQabridahar(Cakaaranews) Talaado, 22ka May, 2018. Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta sidii shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah iyo kuwa kaabayaasha dhaqaalaha ee ay...
dhismaha-buundo-si-casri-ah-loo-dhisayo-oo-laga-wado-magaalada-dhagaxbuurDhagaxbuur(cakaaranews)Talaado, 22ka, May 2018. Waxaa si habsami leh u socda dhismaha buundo si casri ah loo dhisayo islamarkaana laga dul-dhisayo laagta wayn ee biyo mareenka ah ee dhaxmarta magaalada...
12ኛውን-የህዝብ-እና-መንግሥት-የጋራ-መድረክ-የተሳተፉት-የኢ-ሶ-ክ-ተወላጅ-ዲያስፖራዎች-ክልሉ-እያሳየ-ባለው-ዘርፈ-ብዙ-ዕድገት-እንደተደሰቱ-ገለፁጅግጅጋ(cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010ዓ.ም. በአውበሬ ወረዳ በተዘጋጀው 12ኛው የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሠላም ፣ የልማት፤የዴሞክራሲ ሥርዓት ግንባታና የመልካም አስተዳደር የህዝብና መንግሥት የጋራ መድረክ ላይ የተገኙ የክልሉ ተወላጅ ዲያስፖራዎች በክልሉ እየታየ ባለው  ዘርፈ ብዙ የልማት ዕድገት መደሰታቸውን...
degmada-waqooyiga-jigjiga-ee-harorays-oo-laga-qoday-ceel-riig-ah-oo-cusubHaroorays(cakaaranews)Isniin, 21ka, May, 2018. Xukuumada DDSI oo mudnaanta siisay fulinta qorshayaasha biyaha 1aad ilaa 5aad si bulshada deegaanka wakhtigaaban gudahood looga haqabtiro baahida biyaha....
doolo-cado-iyo-mas’uuliyiin-isugujira-heer-deegaan-iyo-heer-gobol-oo-soo-kormeeray-kuliyada-tababarada-macalimiintaDolo-cado(cakaaranews)Isniin, 21ka May 2018. Mas’uuliyyiin uu horkacayo madaxa arrimaha siyaasada Xarunta dhexe ee XDSHSI islamarkaana ay waheliyaan mas’uuliyiin heer deegaan ah iyo waliba mas’uuliyiinta...
የቀብሪደሀር-ከተማ-አስተዳደር-ከወጣቶች-ጋር-በሠላምና-ልማት-ዙሪያ-ተወያየቀብሪደሀር(Cakaaranews)እሁድ፤ግንቦት 12/2010 ዓ.ም በአጭር ጊዜ ውስጥ በክልሉ  የተገኘውን የሠላም ፣ የልማትና የመልካም አስተዳደር ተግባራት ለማጠናከር ሁሉም የቀብሪሀደር ከተማ አስተዳደር ወጣቶች የተሳተፉበት የሠላምና የልማት ኮንፈረንስ በቀብሪሀደር ከተማ ተካሄደ። በመድረኩም ላይ የክልሉ ቴክኒክና ሙያ...
mmj-oo-wadooyinka-magaalada-ee-halbowlaha-ah-kawada-shaqooyin-muhiim-ahJigjiga(Cakaaranews) Axad, 20ka May, 2018.Xukuumada DDSI ayaa dadaal dheer oogu jirta siday shacabka deegaanka loo gaadhsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah oo ay kamid yihiin jidadka iskuxidha gobolada...
የቀብሪበያህ-ከተማ-አስተዳደር-የጋራ-መኖሪያ-ቤቶች-አስመረቀቀብሪበየህ(cakaaranews) )ቅዳሜ፣ግንቦት፣ 11 2010ዓ.ም የፌዴራሊዝምም ሆነ የክልል መግንስት የታችኛው አቅመ አናሳ ህብረተሰብ ክፍሎችን የመሠረተ ልማት እጥረት ለመቅረፍ ከተነደፉት ሜጋ ፕሮጀክት እቅዶች ፣ ስትራቴጅዎችና ፖሊሲዎች አንዱና ዋነኛው  ዘመናዊ የቤቶች ልማት መርሃ ግብርና ጥራት ያላቸውን የጋራ የመኖሪያ...
12ኛው-የህዝብ-እና-መንግሥት-የጋራ-መድረክ-ትናንት-፣-ዛሬና-ነገን-በጥልቀት-የመረመረበት-ጉባኤ-እንደነበር-ተገለፀአውበሬ(cakaaranews)ቅዳሜ ፤ግንቦት 10/2010ዓ.ም የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብ እና መንግሥት በጋራ ያመጡት የክልሉ ዕድገት የማያስደስታቸው አካላት የተገኘውን የልማት ውጤቶች እና የህዝቡን ሠላም ለማናጋት ሌት ተቀን ቢሠሩም የክልሉ ህዝብ አፍራሽ ተልዕኳቸውን ጠንቅቆ ያውቃል ያሉት ወ/ሮ ፈርቱን አብዲ ማህዲ...
imtaxaanka-xaqiijinta-tayada-xirfada-baranimo-iyo-hog-waxbarashada-oo-maanta-ka-bilawday-goobo-kamid-ah-deegaanka>Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 19ka May 2018. Waxaa si rasmi ah deegaanka uga bilawday imtaxaanka xaqiijinta tayada xirfada baranimo iyo hogaaminta waxbarashada islamarkaana macalimiinta imtaxaanka...
mm-qabribayax-oo-xadhiga-kajaray-guryo-wadareed-laga-dhisay-magaaladaQabribayax(cakaaranews)jimce, 18ka May 2018. Barnaamijka guryaynta ee loo yaqaano guryo wadareedka ayaa kamid ah qorshayaasha xukuumada islamarkaana ah mid guryo loogu dhiso bulshada danayrta ah....
waftigii-waqooyiga-amerika-oo-dib-ugu-soo-laabtay-xarunta-deegaanka-ee-magaalda-jigjigaJigjiga(cakaranews)khamiis, 17ka May 2018.Waftigii uu hogaaminayay madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI mudane khaddar cabdi ismaaciil ee uu ku wahlinayay maareeyaha xarunta daarasadka iyo cilmi badhista mudane...
kulan-balaadhan-iyo-dhalinyarada-magaalada-qabridaharQabridahar(Cakaaranews) Khamiis, 17ka May, 2018. Kulan balaadhan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan dhalinyarta maalmulka magaalada qabridahar oo ay hogaaminayeen mas’uuliyiin heer deegaan ah oo ugu horeeyo...

Warka 23 May 2018



Amharic News 15_09_10


Arooska Midnimda Somaliyed



Arooska Midnimda Somaliyed prt-2



Arooska Midnimda Somaliyed prt-3


Nabi Amaan:Axmed Budul