Cakaara Radio

waxaan Macaamiisha Sharafta leh ku wargalinaynaa in wararkii hore aad ka dheehan kartaan halkan Guji Click

WARARKA

shir-wayne-lagu-lafa-gurayo-mashaariicaha-ka-faaiidaysiga-wabiyada-iyo-dooxooyinka-ee-dhanka-waraabka-iyo-barnaamijka-dibudejinta-oo-ka-socda-magaalada-diredawa-iyoDiredawa(CN) Sidaanu hore idiinku soo tebinayba waxaa shalay Socdaal dheer ku soo mareen Wufuudii isugu Jirtay Heer Deegaan uu Hogaaminayay Madaxwaynaha DSI iyo Heer Federal oo uu Hogaaminayay wasiirka...
[comment]
wufuudii-heer-federal-iyo-heer-deegaan-oo-caawa-ku-soo-dheelmatay-magalada-diredawaDire-Dawa(CN) Abaarihii 8dii Fiidnimo ayaa ay Wufuudii maanta booqatay Harawo iyo Hadhagaale oo ka tirsan Gobolka Sitti ayaa ay ku soo hoydeen Magaalada Ismaamulka Diredawa oo ay maanta toos ku...
[comment]
madaxwaynha-ddsi-iyo-waftigii-heer-federaal-oo-saaka-ka-jarmaaday-jigjiga-looguna-qado-sameeyay-hadha-gaale-Gaale(CN) Sidaynu hore ula wada soconayba waxaa ay Madaxwaynaha DDSI iyo Wufuud wehelinaysayba ay Todobaadkii hore ku soo mareen Gobolka Sitti iyo Faafan socdaalkii la magacbaxay Haraad-Reeb wajigiisii...
[comment]
madaxwaynaha-ddsi-iyo-waftigiisii-oo-dib-ugu-soo-laabtay-jigjiga-caawana-casho-sharaf-loogu-sameeyay-guriga-martida-qaryaan-dhoodaanJigjiga(CN)waxaa dib ugu soo laabtay Caasimada Deegaanka ee Magaalada Jigjiga Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wafti uu hogaaminayay oo Socdaalkii Haraad Reeb qaybtiisii 2aad ku soo maray...
[comment]
shirku-saabsana-ka-faideysiga-aalada-qoraxda-“solar”ka-ayaa-ka-dhacay-hotel-xamdaShirkan oo ay ka soo qayb galeen Dhamaan Wakiilada DawladaDegaanada Dalka Iyo Hay’adaha aan Dawliga ahayn ayaa ku saabsanaa ka faaiideysiga Ilayska Qoraxda ee looga faaideysanayo Bamamka Ceelasha Biyaha...
[comment]
tababar-ku-saabsanaa-ka-faaiidaysiga-mashruuca-badbaadada-iyo-waxsoosaarka-psnp-oo-lagu-qabtay-degmada-shiniileShiniile(CN) waxaa lagu qabtay Degmada Shiniile tababar kusaabsanaa ka faaiidaysiga waxqabadka Mashruuca PSNP taasoo la siinayay Tababarkan Maamulada Tuulooyinka iyo senterada hoos yimaada Degmada...
[comment]
inaalilaahi-wa-inaailayhi-raajicuun-waxaa-magaalada-jigjiga-ku-geeriyooday-maxamed-xuseen-giireJigjiga(CN)Xukuumada DDSI,Warbaahinta Deegaanka iyo Guurtida Odoyaasha xeer-beegta Deegaanka ayaa waxa ay wadajir tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan Qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen...
[comment]
madaxwaynaha-ddsi-iyo-wafti-wehelinayay-oo-socdaal-lug-ah-ugu-ambabaxay-dhanka-godey(CN)Waxaa magaalada Jigjiga ka ambabaxay wafti balaadhan oo uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyagoo ku baxay Baabuur Tiro badan siina maraya Wadada iskuxidha Gobolada...
[comment]
shirlagu-qiimaynayo-waxqabadka-degmooyinka-gobolka-qoraxay-oo-ka-furmay-xarunta-gobolka-ee-magalada-qabridaharQabridahar(CN) Axad April13,2014.Hoolka shirarka Ee Magalada Qabridahar waxaa ka Furmay shir lagu qiimaynayo waxqabadka dhinacyada Horumarka Ee sadexdii rubuc ee lasoo dhaafay ee sanad miisaniyadeedkan...
[comment]
mourinho-oo-ay-ka-fuqday-cabsidii-uu-ka-qabay-bayern-munichIsku-aadkii lagu dhawaaqay Dalka Switzerland ee Semi-Finalka Cayaaraha Champions-Leaga ayaa la soo weriyay Tababaraha Real-Madrid inuu ka naxay inay Semi-Finalka wada cayaarayaan Kooxda Horyaalka Reer...
[comment]

Videos