Jigjiga (CakaaraNews)
waxaa saaka 5:00 subax nimo laga bilaabo ay bilaabantay takbiirta salaada Ciidul Fidrida waxaana aad ay dadwaynaha magaalada jigjiga ay buux dhaafiyeen lamiyada iyagoo usii qul qulaya goobta salaada ciida ee xarunta DDS.
Munaasabadan salaada ayaa waxaa kasoo qayb galay Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamuud Cumar , madaxda xafiisyada kala duwan iyo dhamaan bulshada qaaybaheeda ...
Jigjiga (CakaaraNews) Xafiiska War-faafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska DDS ayaa wuxuu dhamaanba shacabwaynaha DDS udirayaa in ay Ciidan Ciideeda Caafimaadqab Cimri dharer Nabadgalyo Bashbash iyo Barwaqo ku...
Jigjiga (CakaaraNews) Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID - MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iy...
Jigjiga (CakaaraNews) xukuumadda DDS ayaa ahmiyad gaara siisa kor u soo qaadida tayada jeelka iyo suurto galinta jawi wanaagsan oo loolana macaamiloodo maxaabiista iyo u abuurida maxaabiista helid furs...
Jigjiga (CakaaraNews) Baryahan danbe oo ay dhamaan deegaanka kasocdaan howlo badan oo la dardargaliyay ayaa waxaa dhawaanahanba dhamaan 9ka gobol ee uu deegaanku ka kooban yahay kasocday tartamo kubada...
Jigjiga (CakaaraNews) Shirwaynaha waxbarashada deegaanka soomaalida oo lagu qabtay hoolka shirarka ee sayid maxamed cabdule xasan oo uu galabta madax waynaha dawlada deegaanka soomaalida mudane cabdi maxamuud cumar soo gababeeyey. shirwaynaha
waxbarash...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews) saaka abaarihii 11 suxubnimo ayay shir isugu yimaadeen gollaha kaabineedka D.D.S ayaa waxay qalinka ku duugeen magacaabista wasiirada iyo kuxigeenada hoos ku cad
1. Rashiid c/ guuleed  ...
Read more...
Normal
0
false
false
false
MicrosoftInternetExplorer4
/* Style Definitions */
table.MsoNormalTable
{mso-style-name:"Table Normal";
mso-tstyle-rowband-size:0;
mso-tst...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews) kulankan balaadhan ee uu uqabtay kumushneerka Booliska DDS Gaashaanle Dhexe Yuusuf Maxamad Muuse ,isagoo mid kan lamidana kusoo qabtay dhamaan gobolada iyo Dagmooyinka uu deegaanku ka kooban yahay.
shirkan qiimaaynta ah ayaa waxaa...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews)
Shirwaynahan waxbarashada ee heer
deegaan waa shirwayne sanadle ah oo sanadkiiba hal mar qabsooma, hadana wuxuu
qabsoomayaa markii labaad, shirkan ujeedadiisu waa
1.Sidii kor loogu soo qaadi lahaa coverageka
waxbarashada deega...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews) Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar ayaa waxa uu galabta magaacaabay laba gudoomiye Gobol oo kala ah Gudoomiyaha Gobolka Wardheer oo loo magacaabay Maxamad Faarax Faalug, halka Gudoomiyaa Gobolka Godayna loo magacaabay Ca...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews)
kalfadhigii 1aad ee xildhibaanada DDS oo galay maalintiisii labaad ayaa saaka Madaxwaynaha DDS, Mudane Cabdi Maxamud Cumar, ayuu waxa uu saaka soo hor dhigay barlamaanka liiska magacyada golaha kaabineetka cusub
Cod buuxa ku taag...
Labada magac guud ee “Nabad iyo colaad” waa kuwo aad u da’ wayn, lana kowsaday jiritaanka aadanaha. Ka hor intaan taariikhda la qorin, xilli-taariikheedyada loo yaqaanno “Waayadii arahsiga” iyo “Waayadii ugaadhsiga” dadka waa ay dhexmari jire...
Read more...
UK (CakaaraNews) waxay si buuxda u taageereysaa Heshiiska nabadeed ee uu Ururka UWSLF la galay Dowlada Ethiopia anaga oo ah Jaaliyada Soomaalida Ethiopia ee ku dhaqan scandenevianka gaar ahaan Dalka Sweden kuna hadleyna dhamaan xubnaha deegaanka ka s...
Read more...
Toronto (CakaaraNews)
Hamballyo! Hambalyo Hambalyo.
Fanaanka Caanka ah ee aadka loo wada yaqaan ee Cabdala Yuusuf Hanuuniye ayaa hambalyo & Bogaadin u soo diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar , isagoo uga hambalyeeyay xilka wayn ee loo magacaabay.
Fanaan Cabdala Yuusu...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews)
Gudoomiyaha Jaaliyada Degaanka Soomaalida ee dalka Denmark Mudane Dhuux Cabdi Cumar ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Madaxwaynaha Cusub ee Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.
Jigjiga (CakaaraNews) In ka badan 175 Hogaamiye Dhaqameedka Degaanka Soomaalida oo isugu jira Garaado, Suldaano, Ugaasyo, Cuqaal & nabadoono ayaa hambalyo & bogaadin u diray Madaxwayanaha Dawlad Degaanka Soomaalida Mudane Cabdi Maxmuud Cumar.
Waxaa hog...
Read more...
Brussels, 17 July 2010: M aalintii Sabtida, ee 17ka Luulyo waxaa magaalada Brussels ee waddanka Belgium isugu yimid wakiillo ka socda qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida Itoobiya ee waddamada Midowga Yurub, shirkaas oo lagaga dooday sidii ...
Read more...
Waxaa Caawa la Ciyaari doonaan marakle Kulma ka tirsan Semi Finalka Koobka Adduunka o dhexmari doono Labada Xul Ee Uruguay iyo Netherland.
The 2009 world and 2008 Olympic marathon bronze
medalist Tsegaye Kebede, two Kenyans, defending men’s champion Silas
Sang and the 2009 world maratho...
Read more...
The women’s field for the Commerzbank Frankfurt
Marathon on October 25 has considerably grown in strength with the
addition of the Kenya’s Agnes Kip...
Read more...
Haile Gebrselassie's goal is obvious. He intends to break his world record again. If he succeeds it will be the third time in a row that he would esta...
Read more...
Muqdisho (CakaaraNews) Warar laga heley dad wargal ah oo ku dhow afhayeenkii hore ee ururka Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin ayaa shaaca ka qaaday ...
Read more...
Muqdisho (CakaaraNews) Wararka kasoo baxaya Maamulka Degmada Ceelbarde ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in kooxaha ka soo horjeeda ay ku xanibee...
Read more...
Muqdisho (CakaaraNews) Mudanayaasha Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ku kulmayaan Guriga Umada Waxana Xildhibaanada ay maanta ka doodaya...
Read more...
Somaliland (CakaaraNews)
Waxaa fiidnimada caawa lagu dhawaaqay natiijada kasoo baxday doorashooyinkii madaxtinimada ee ka dhacay Somaliland sabtidii aa...
Read more...
QURBA-JOOGGA G/DHAGAXBUUR , DDS, ETHIOPIA
UK (CakaaraNews) Aniga oo ah Dr Xuseen Cali Ibrahim ahna gudoomiyaha golaha qurbajooga Somaalida Itoobiya (ESDF) ee UK, kuna hadlaya magacayga, kan gol...
Read more...
Seattle (CakaaraNews)
Shir balaaran oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Jaaliyada Soomaalida Ethiopia ee Seattle, ayaa waxaa kasoo baxay baaq ay ku taage...
Read more...
London (CakaaraNews)
Kulan xasaasi ah ayaa Sabtidii lasoo dhaafey 4/07/10 ka dhacay safaaradda Ethiopia ay ku leedahay magaalada London kaas oo looga w...
Read more...
Heshiisyada nabadeed iyo isbadalada ka socda dawlad deegaanka soomaalida waa kuwo rajo ku beeraya muwaadinkasta oo ka soo jeeda dhulkaasi, waa wax...
Read more...
Labada magac guud ee “Nabad iyo colaad” waa kuwo aad ...
Read more...
I would like to congratulate the conference in USA,
Minneapolis that took place on the 4th of July 2010. In addition I congratulate the organizers of t...
Read more...
الحمد لله رب العالمین والصلاة والسلام على نبینا محمد وعلى آلھ وصحبھ وسلم تسلیما كبیرا . وبعد السلام علیكم ورحمة الله وبركاتھ
ھده رسالة نوجھھا إلى العلماء في الم...
Read more...
Series of meetings between Somali State government delegation led by Abdifitah Sheik Abdullahi, Chai...
Read more...
Somali Regional State Diaspora in Minnesota, USA, and Somali Regional State Government delegation le...
Read more...
Addis Ababa (CakaaraNews)
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) and the United Western Somali L...
Read more...
Addis Ababa (CakaaraNews)
– The Somali Development Association in Sana’a in association with the Ethi...
Read more...
ADDIS ABABA (CakaaraNews)
– A rebel organization that has been fighting for the independence of the e...
Read more...
Addis Ababa, July 30 (CAKAARAnEWS) – The Ethiopian government on Thursday signed a peace deal with th...
Read more...
Negelle, July 28, 2010 (Negelle) - Some 14 potable water facilities
constructed in Filtu Woreda of...
Read more...
Jijjiga, July 29 (CakaaraNews)
- Some 215 development projects built with over 41 million birr in Jij...
Read more...
Jigjiga (
Guled Casowe Blog
)
The Ethiopian government has officially released four war prisoners captu...
Read more...
July 7, 2010 (ADDIS ABABA) – Ethiopia’s Gross Domestic Product (GDP) is likely to grow by 10.9 perce...
Read more...
Qorax (CakaaraNews) Sida aan wada ogsoonahay dhamaan Gobolada DDS oo dhan ayaa loo sameeyay Gobolkast...
Read more...
Qabri-Dahar (CakaaraNews) HORDHAC: Gobolka Qoraxay wuxuu ku yaalaa bariga Ethiopia gaar ahaan Dowlad ...
Read more...
Hud-Hayd (CakaaraNews) Dagmada hud-hayd ee Gobolka Liibaan ee Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa waxa ...
Read more...
Fiilto (CakaaraNewes) Waftigii Ururka UWSLF ee Kormeerka ku marayay gobolada Liibaan iyo Afdheer ayaa...
Read more...
Gobolka Shiniile (CakaaraNews) Mashaariicdaasi ayaa waxaa maal galiyay Mashruuca Xoolo Dhaqatada ee P...
Read more...
Qoraxay (CakaaraNews) warkan oo anu ka helnay wariye katirsan shabaga CakaaraNews oo hatan ku sugan M...
Read more...
Dhiri-Dhaw (CakaarNews) War oo ay na soo gadhsiiyeen wariye yaal ka kala socday Warsidaha CakaaraNew...
Read more...
Dhagax-Buur (CakaaraNews) Munaasabadan oo shalay uu Madaxwayne Daa'uud Maxamad Cali, xadhiga ka jaray...
Read more...
Jigjiga (CakaaraNews) Magaalada dhagax-buur ayaa Maanta xadhiga lagaga jaray Qaybta Qaliinka ee uu ye...
Read more...
Sagag(CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaanka...
Read more...
Fiiq (CakaaraNews) War degdeg ah oo naga soo gaadhay Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Degaan...
Read more...| Kadinka |
| Wararka |
| News in English |
| Ciyaaraha |
| Maqaalada |
| Investment in Somali State |
| Cakaara TV |
| About Us Xogta Shabakada |
| Xidhiidh |