Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Waddooyinka Laamiha ah ee Socda

Waddooyinka Laamiha ah - Asphalt Roads

Wadooyinka Socda - On-going asphalt roads

Harar – Jijiga

Jijiga – Tog wajale

Jijiga – Dhagahbur

Dhagahbur – Sheygoosh

Sheygoosh– Qabridahar

Qabridahar - Gode

Qabridahar – Shilabo

Gode – Bariga Imay

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga 

 

Waddooyinka Laamiha ah

Waddooyinka Laamiha ah - Asphalt Roads ……..

Waddoooyinka la ansixiyey ee dhawaan la bilaabayo

Dire dawa – Hurso – Erer 57km

Erer –Bike 23km

Babile – Fik 160km

Fik –Hamaro 105km

Hamaro –Imey - 100km

Imey –Hargelle 150km

Kebridahar-Warder 120km

Gode –Hargelle 205km

Jijiga –Awbere 80km

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga 

Xoojinta Adeegga Caafimaadka

Xoojinta Adeegga Caafimaadka - Health Service improvement

  • Saktarka caafimaadku wuxuu ka mid yahay meelaha dawladda deegaanka Soomaalidu saartya ahmiyadda gaarka ah.
  • Halbeegyada ugu mihiimsan ee caafimaadka waxa ka mid ah:
  • Koboca heerka caafimaadka aasaasiga ah - Potential health service coverage : 18% in 1992 G.C  to 72%  in 2009 G.C
  • Tallaalka caruurta - Child Immunization was increased: 5 % in 1992 G.C  to 45% in 2009 G.C
  • Xirfadlayasha cafimadka - Health professionals/workers: 256 in 1992 G.C. to more then 3,000 in 2009 G.C.
  • Waxa la aasaasay Kulliyadda Culuunta Caafimaadka Jijiga (JHSC) sannadkii 1999. Illaa hadda waxa ka baxay 486 xirfadle sannadka 2009 waxa ku jira 693 arday.
  • Intaa waxa dheer waxa dhammadka 2009 la furayaa kulliyad cusub oo laga furayo magaalada Gode.

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga 

 


Bangiyada iyo Hay’adaha Maaliyadda

Bangiyada iyo Hay’adaha Maaliyadda - Financial Institutions

Bangiyada - Bank institutions:

Commercial Bank of Ethiopia, Wegagen Bank, Awash Bank,

Nib Banks.

Xawaaladaha - Money transfer companies:

Dahabshil, Kaah, Western union, Mustaqbal and Money Gram.

Caymisyada - Insurance companies:

Nyala, Global and Africa insurance service companies

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

July 2009, Jijiga 

Heerka Goobaha Caafimaadka

Heerka Goobaha Caafimaadka

                                                   1992 G.C              1993-96 G.C        1996-2001            2002-2005            2006-2008            2009
  • Cisbitaalka Guud                          -                           -                     -                          -                           -                         1
  • Cisbitaal                                     3                          4                     5                          6                         6                         6
  • Xarunta Caafimaadka (HC)            5                          9                    12                        16                        23                     117
  • Rug Caafimaad (HP)                   35                        78                  172                      306                       513                     104

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga