Ramadan Kariim 



 

      

Fursadaha Cachuurta Gudaha

Furasdaha  Cachuurta Gudaha - Revenue Free Options

·         Iyadoo laga duulayo nooca mashruuca, waxa la ogolyahay 2-7 sano inaan la bixin cashuurta gudaha.

·         Waxa loogu daray in ka badan 2 sano gaar ahaan deegaanada dib u dhacsan,

·         Haddii shirkaddu khasaarto, waxa dhiirrigalin loo sameeyey in la kordhiyo mudadda dhiirigalinta ee qodobada kore.

·         Alaabada ma guurtada ah ee qiimo-dhaco ku yimaaddo ee mashruuca waxa laga dhaafay cashuurta gudaha.

 

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga