Fursadaha Cashuur-Dhaafka

Fursadaha Cashuur-Dhaafka

·         Mashruuca loo ansixiyey, shirkadda maalgalinta waxa loo oggolyahay cashuur dhaaf dhammaan allabada loo soo dajiyo mashruuca (Freely import materials for production, construction and maintenance).

·         Waxa cashuur dhaaf loo oggol yahay qalabka ama dayactirka oo aan ka badan 15% qiimaha mashruuc (The spare parts of tax free materials of not more than 15 % of their costs).

·         Ambalaasyada loo adeegsanayo caafimaadka (Ambulances for the health services of the staff).

·         Basaska shaqaalaha lagu qaado (Buses for the transport services of the staff).

 

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga