Ramadan Kariim 



 

      

Dhul-Warshadeedka Jigjiga

Dhul-Warshadedka Jijiga - Jig-Jiga  Industrial Zone

Dawladda deegaanka Soomaalidu waxay magaalada Jijiga ka diyaarisay dhul baaxadiisu dhan tahay 500 hectares kaasoo magaalada u jira 13 KM looguna talagalay in maaqabenadu kadhistan warshado kala duwan.

Wakaaladda Maalgalinta DDS waxay diyaar u tahay inay u qaybiso maalgalyeyaasha awooda uleh.

 

Waxa diyaariyey

Xafiiska Maalgalinta

Dawladda Deegaanka Soomaalida

P.O. Box  237

+251 (025) 775 2026/2038

+251 (025) 775 2026

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

July 2009, Jijiga