Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Man City Oo Taako Loo Dhigay

Jigjiga(cakaaranews) Sabti 12ka march 2016 Kooxda man city oo lumisay fursad dahabi ahayd oo ay kusoo yarayn kartay farqiga dhibcaha ee kala dhaxeeye kooxaha hogaamiyaasha horyaalka ee liecester city sidoo kalana ay ku heli kartay inay gasho kaalinta sadaxaad ee horyaalka kadib markay  ay barbaro goolal la’aan ah lagashay kooxda Norwich city.

Hadaba kooxda man city ayaa ah mid kasii daysay  kooxaha hore horyaalka ah ee mid walba isku wado inay hanato koobaka kuwasoo kala ah Leicester city,tottenham iyo arsenal hadii ayna waxba iskabadiln natiijooyinka sagaalka kulan ee uhadhay afarta kooxood ee ugu saraysa haatan.