Wafti balaadhan oo uu Madaxweynuhuhu Hogaaminayo iyo Madaxweynaha oo Xadhiga Ka jaray laydhka 24ka Saac ee magaalada Fiiq Looguna Magac daray Socdaalka Ilays iyo Iftiin..

Fiiq(CakaaraNews) Axad July 07,2013.Waxaa tegaY Magaalada Fiiq ee Gobolka Nogob wafti balaadhan oo uu Hogaaminayay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,ujeedada waftigan ayaa ku waaajahan Socdaal loogu magac daray Ilays iyo Iftiin oo xadhiga lagaaga jarayo Mashruuca Quwada Korontada 24ka Saac ee Degmada Fiiq oo Dhamaaday si ay Shacabka ku Dhaqan Degmada Fiiq iyo Qaar ka mida Degmooyinka Gobolka Nogob ay uga faaiidaystaan helida Laydhka 24ka saac. Fiiq ayaa noqonaysa Degmadii ugu horaysay ee hesha laydhka 24ka saac marka laga reebo gobolka faafan taasoo wax wayn ka atri doonta Baahiyaha ay bulshadu u qabaan laydhka.

Sida aanu ka soo xaqiijinay madaxda wakaalada quwada korontada ayaa ay ku sheegeen in laydhka magaalada fiiq awoodiisu ay kafayn doonto ka sakow fiiq iyo nawaaxigeeda ilaa 100km2 taasoo u dhiganta in qaar ka mida degmooyinka hoostaga gobolka nogob sida xamaro,lagahida,salaxaad iyo mayumuluqo ay iyaguna heli doonaan laydhka24ka saac ee magaalada fiiq looga soo jiidi doono. I

isku soo wada soohoo Madaxweynaha ayaa Socdaal loogu magac daray Ilays iyo Iftiin ku tegay Fiiq Islamarkaana xadhiga ka jaray laydhka 24ka saac ee magaalada Fiiq waxaanuna idiin balanqaadaynaa in Macluumaad Dheeri ah iyo Sawirada xadhig ka jaridaba dhawaan idiin soo galin doono.

Maydkii Marxum Boqor C/laahi Boqor Muuse oo Diyaaradii Waday Ay Soo Cagadhigatay Magaalada Qardho iyo Maanta oo AAs Qaran Loogu AAsi Doono.

Qardho*CakaaraNews) Axad July 07,2013.Waxaa Soo cagadhigatay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Qardho ee Daawlada Puntland Diyaaradii Waday Maydka Marxuum Boqor C/laahi Boqor Muuse(King Kong) halkaasoo Islagaroonka lagu Tukaday salaadii Jinasada oo Ay Ka Qaybgaleen Dhamaanba Madaxda,Odoyaal0dhaqameedka,Culumaaudiinka iyo qaybaha Bulshada,iyadoona ay la socdeen Qoyskiisa iyo Ehelka Boqorka.

Meydka Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Musse ayaa loo qaaday Qabuuraha magaalada Qardho si loogu Aaso Marxuumka iyadoona ay halkaasi ku sugan yihiin dadweyne aad u badan oo ay ku jiraan madaxda maamulada Jubaland,Puntland, wafdi ka tegay xukuumada dawdlada deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Xaflada Xidhitaanka Dugsiyada Degmada Baabili ee Gobolka Faafan oo Abaalgud Lagu Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalimaha Hore Gashay.

Babili(CakaaraNews) Sabti July 06,2013. degmada baabile oo ka mida degmooyinka sanadahan dambe horumar ka gaadhay dhinaca waxbarashada kor na u qaaday tirada ardayda isu diiwaangalisa Dugsiyada iyo tayada waxbarashada Dugsiyada Waxbarashada DDSI ee Degmada Baabile.Dugsiyada Lagu qabtay Xaflada Xidhitaanka Sanad-dugsiyadeedka ayaa ka mida dugsigan hoose dhexe ee magalaada Baabili uga furan dawlada degaanka somalida itoobiya iyo santarka ceel baxay oo hoostaga isla Degmada Baabile ee Gobolka Faafan.


xafladan soo xidhitaanka oo ay ka soo qaybgleen Gudoomiayaha Degmada Baabile Mudane C/laahi Ismaaciil Geedi,Macalimiintii Dugsiga<Maamulka Dugsiga,ardaydii wax ku baranaysay dugsiyadaasi iyo waalidaadii ardayda.
Gudoomiyaha Degmada Baabili ayaa ugu hambalyeeyay Ardayda Dadaalka waxbarasho ee ay muujiyeen Intii waxbarashadu socotay,waalidka ardayda ee ubadkooda u soo diray Waxbarashada<macalimiinta sugtay in ay siiyaan waxbarasho iyo Aqoon tayo leh iyo maamulka Dugsiyadaba.
Gudoomiyaha ayaa ugu danbayntii Abaalgud iyo shahaado-sharaf gudoonsiiyay Ardaydii kaalimaha hore ka gashay Natiijada Imtixaanada Waxbarashada Sanadkan.
Mar ay Wariyaha Cakaara Khadra Mukhtaar ay la kulantay Ardaydii kaalimaha 1aad,2aad iyo 3aad kala galay oo xambaarsan Abaalmarintii la gudoonsiiyay garabtaagnaayeena waalidiintii dhashay ayaa ay ka waydiisay Guusha ay ka gaadheen Dadaalkoodii waxbarasho iyo taageeradii ay waalidkood ka heli jireen.
Ardayda ayaa ugu horayn ilaahay u mahadnaqay,Marka Xigta Waxqabadka Xukuumada DDSI oo sahashay Waxbarasho tayo leh,islamarkaana waalidiintood oo aynan la’aantood u suurtogasheen Waxbarashadu oo la garab taagnaa Waano,taageero Dhaqaale iyo Moral ay wax ku akhristaan habeenkii.
Sidoo kale Mid la mida Xafladan oo lagu soo xidhayay waxbarashada Sanad-dugsiyeedka Dugsiga Senterka Ceel-baxay ee Degmada Baabili ayaa ay ka qaybgaleen Masuuliyiin uu ka mid ahaa Madaxa Xidhiidhka Dadweynaha Degmada Baabili ee Gobolka Faafan Mudane C/fataax Shekh Xuseen.

Deegaanka Soomalida oo u Noqday hormuud waxqabadka qurbajoogta ee itoobiya

Addis-Ababa(CakaaraNews) Sabti July 06,2023. waxaa isniitii ka bilawday hoolka shirarka ee wasaaradda arimaha debeda DFI shir lagu qiimaynay waxqabadkii qurbajoogta deegaanada dalka iyo federaalka, laguna soo jeedinayay Warbixinada qorshaha 2006 ee dalka. Shirkaas oo ay kasoo qaybgaleen dhammaan wasaadaha heer federaall,9 kilil iyo labada ismaamul xafiisyadooda u Qaabilsan Arimaha Qurbajoogta iyo maalgelinta.

Shirkaas oo uu furay agaasimaha guud ee (General Directorate) ee arimaha qurbajoogta wasaaradda arimaha dibeda ee DFI halkaas oo uu kasoo jeediyay guud ahaan xaaladda guud ee arimaha qurbajoogta iyo Maalgashiga Guud ahaan Qowmiyadaha DFI ee ku dhaqan Dibadaha iyo Dalkaba isagoona tilmaamay Doorka Qurbajoogta Soomaalida itoobiya ay ka qaadato Hawlaha Qaran Sida Biyo-xidheenka wayn ee Millenium-Abbay. Sidoo kale Waxa uu sheegay In Doorka Qurbajoogta Soomaalidu u tahay Hormuud Qaran Guud ahaan Qowmiyadaha DFI taasoo ku timid Maskaxda iyo Hawlkarnimada Madaxweynaha DDSI Mudane CMC oo u Guntaday Xidhiidhka Qurbajoogta meel kastana ku booqday.

Kadibna ayaa waxaa Codbaahiyaha qaatayMudane faysal agaasimaha qurbajoogta ee ee W. A.D ee Dawlada federaalku soo jeediyay waxqabadkii dalka 2005 iyo qorshihii 2006 kuna amaanay waxqabadka qurbajoogta DDSI ay ka qaateen Horumarka Dalka iyo iskuxidhka Dhamaanba Qowmiyadaha DFI ee Dibada.

Dhanka kale Shirkaas oo uu ka qaybgaley Maareye Kuxigeenka Wakaaladda Qurbajoogta DDSI mudane C/fataax Siciid ayaa golahaas kasoo jeediyay waxqabadkii wakaaladda ee 2005 iyo qorshihii 2006. Kadib waxaa dhammaan kilildda, ismaaluda magaalooyin, wasaaradha heer federal iyo hayadah UN isku raaceen in waxqabadka qurbajoogta DDSI uu yahay waxqabadkii ugusreeyay uguna wanaagsanaa dalka oo dhan. Waxaa xusid mudan in DDSI qurbajoogtoodu noqotay kuwii ugu badnaa ee deeqkubixiyay gatayna ABay Bond iyadoo sanadkii lasoo dhaafay guud ahaan lacagta bonka lagu helay tahay 5 Million ool dollar ayaa inka badan a2 mill oo dollar noqotay bondigaiyo deeqaha ay gateen ama bixiyeen qubajoogta soomaaliyadda itoobiy.

Wuxuu DDSI noqday degaankii ugu badnaa ee tiro qurbajoog oo ka bad 1500 adeegsiiyay sanadkii lasoo dhaafay halka deegaanadda ugu waaweyn sida tigrai, amara, oromia ay adeeg siiyeen in ka 200 oo qof guud ahaana tiradda qurbajoog ee dalku adeeg siiyay tahay 519.

Sidoo kale deegaanku wuxuu noqday deegaanka ugu badan ee qurbajoogta itoobiya maalgashatay iyagoo maalgeliyay 96 mashruuc oo aduunka ku baxyo dhanyahay lix bilyan oo bilyan oo birr halka deegaanadda oromia iyo tigrai maalgashiga qorbajoogtu kayaryahay 2bbillyan oo birr iskudar. Isagoo hadalkiisii sii wata hadalkiisii ayuu si qota dheer uga hadlay in ay dhammaan guulaha la gaadhay ee arimaha qurbajoogtu ay tahay dhaxalkii iyo midhihii dedaalkii dheeraa ee Hogaaminta sare ee DDSI ee uu hormoodka ka yahay madaxweynaha DDSI mudane Cabdi maxamudd cumari .

Shirkaas oo lasoo gabagabeeyay ayaa dhammaan kililadda DFI,ismaamuladda magaalooyinka iyo wasaaradaha heer federal si weyn ugu amaaneen waxqabadka qurbajoogta DDSI mahadcelin gaar ahna ugu soo direen Madaxwenaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar sidoo kale cod buuxa ku ansixiyeen in loo qaato waxqabadka qurbajoogta DDSI Modelka ugu wanaagsan itoobiya waxna laga barto laguna daydosidoo kale kaloo wuxuu gurigu isla qaatay in Madaxweyne Cabdi Amxamuud Cumar ay uqaataan madaxweynayaasha deegaanasdda itoobiya model lagu daydo. Sidoo kale wuxuu gurigu codbuuxa ku ansixiyay in shirka ugu horeeyay ee Dalka lagu qabto Jigjiga kasoo ku began 1- 5 dikimti ee n2006.

Man-City Oo u Hanqaltaagaysa Ciyaaryahan Pepe

Kooxda Mancity e Dalka Ingiriiska ayaa 20-Milyan oo Pound dul-dhigtay si ay u hesho Difaaca kooxa Real-Madrid ee Pepe,sida ay maanta qoreen Jaraaidada ka soo axa Dalaka Spain.

Sida wargeysyada Dalka Spain lagu soo daabacay tababare Pellegrini ayaa isha ku-haya inuu xagaagan lasoo wareego difaacan loo bogay,inkastoo Real-Madrid ay lacago badan ku doonayso Pepe,balse waxaa dabar u dhigay Baayacaada Saaidka ah ee Real Madrid dabeecad-xumadda uu caanka ku yahay Pepe taasoo laga yaabo in ay danta ku qasabto in ay qalinka ku Duuaan 2oka milyan Difaacan Dabeecada ka aradana isu dhaafiyaan Premier-league ingiriiska.

Kuliyada caafimaadka ee jigjiga oo ay galabta ka qalin jabiyeen in ka badan 759 arday Kana Soo Qaybgaleen Madaxweynaha DDSI iyo Wasiiro

Jigjiga(CakaaraNews) Jimce July 052013.a ee SMCX xaflad qalin qabin ah oo si qurux badan loo soo agaasimay iyadoona ay galbta ka qalinjabiyeen kuliyada culuunta caafimaadka ee Jigjiga arday ay tiradoodu dhanayd 759 arday,ardaytaasoona oo iskugu jirtay kuwa ay xukuumada deegaanka DDSI fursad wax barasho u siiyay dawladaha aan dariska nahay sida soomaliland iyo putland iyo waliba ardayda DDSI. haddaba xaflada qalin jabinta ah oo ay ka soo qayb galeen madaxwaynaha dawlada DDSI iyo ku xigeenadiisa ,wasiirka waxbarashada DDSI wasiirka madaxtooyada DDSI iyo Wufuud ka kala socotay soomaliland iyo putland waftiyadaasi oo ay kala hogaaminayeen dhinaca soomaliland wasiirka wasaarada warfaafinta c/laahi cukuse dhanka waftiga putland waxaa hogaaminayay wasiirka xafiiska waxbarashada puntland mudane cabdi faarah siciid juxaa ardayda qalin jabinaysa iyo waalidiintooda iyo waliba marti sharaf kale.

Waxaana munaasabadaasi qalin jinta oo ugu horyntii lagu furay heesta calanta DDSI waxaa markii ugu horsay ka hadlay maareeyaha kuliyada caafimaadka ee jigjia mudane deeq c/laahi buraale oo si faah faahsan uga warbixiyay taariikhdii kuliyda waxa uun sheegy in taariikhda kuliyada la aas aasay ay ahayd sanadkii 1991TI xiligaasi oo lagu bilaabay arday gaadhaysa 57 arday wuxuuna sheegay maareeyuhu in intaasi ka dib iyada oo xukuumada DDSI ka duulaysa baahida loo qabo xirdadlayaasha caafimaadka ayaa sanadkii 1996ti in kuliyada caafimaadka heer keeda waxbarsho kor loo qaado islamarkaana la gaadhsiiyo heer diploma laga soo biloobo mudadaasi ilaa maanta waxaa ku qalin jabiyay arday ka badan 1705 arday kuwaasi oo iskugu jiray afarta xirfadlayaasha caafimaadka oo kale ah pharmacy, clinic, nurse, midwifery, health nurse iyo laboratory iyada oo buu yidhi maareeyihu lagu daran sanadkii 2004ti lagu daray qayba kale oo muhiim ah Maareeyaha kuliyadu isaga oo hadalkiisa sii wada ayaa waxa uu sheegay in xafladan manta qalinjabinta kuliyada oo ah dufcadii 8 aad taasi oo ah tiradii ugu badnayd ee ka qalin jabisa kuliyada caafimaadka kuwaasi oo ka qalin jabiyay 5 waaxood oo kale ah phr,mw, lab, pub iyo c.nurse.

Sidoo kale maareeyuha kuliyada ayaa tibaaxay in ardayda maanta qalin jabisay ay gadho yihiin 314 taasi oo ku tusaysa heerka ka qayb galinta waxbarashada dhinaca gabdhaha waxayna ku tusaysaa in ay mudnaanta siisay xukuumadu kor u qaadida waxbarashada gabdhaha.

Sidoo kale waxaa ka hadlay madashaasi wasiirka wasaarada waxbarashada Dawlada putland mudane cabdi faarax juxa wuxuuna wasiirku siwayn ugu mahad naqay xukuumada deegaanka ee uu hogaaminaya madaxwayna cabdi maxamuud cumar oo ah xukuumadii hirgalisay in ay maanta u qalin jabiyaan arday ay siisay deeq waxbarsho oo ka soo jeeda dawlad goboleedka soomaliyeed ee puntland wuxuuna wasiirku sheegay in Talaabadan Deeqda Waxbarasho ee ay DDSI na siisay ay ku tusayso Isbedelada Kobaca dhaqaale iyo technology ee ay xukuumada DDSI in ay gaadhay horumar taam ah tanoona aan ku koobnayay deegaanka oo kaliya balse gaadhay dawladaha ay jaarka yihiin.

Waxaa kale oo isna munaasabadaasi ka hadlay wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland mudane cabdilaahi cukuse oo ugu horayn u hanbabyeeyay xukuumada deegaanka iyo ardayda qalin jabinaysa wuxuuna sheegay wasiirku in uu xukuumada deegaanka uu hormuudka u yahay madaxwayne cabdi maxamuud cumar uu salaan uga sito madaxwaynaha jamuuriyada Somaliland mudane siilaanyo isaga oo wasiirku hadalkiisa sii wada ayaa waxa uu sheegay in ubaxan maanta qalin jabiyay uu beeray hogaamiyaha qaaliga ah ee madaxwayna cabdi maxamuud cumar iyo xukuumadiisu taasina ay xukuumada soomali land siwayn ugu mahadnaqayso xukuumadan samaysay dadaalka walaaltinimo ee aan marna la ilaawi kari Wasiirka wasaarada caafimaadka soomaliland mudane saleebaan ciise xaglo toosiye isaga oo sheegay in ay siwayn ugu mahadnaqayaan xukuumada soomaliland dadaalka ay samaysay islamarkaana ay siwayn uga faa-iidaysanayaan oo ay baahiwayn u qabaan dhinaca caafimaadka islamarkaana ay hada marka ay ku laabtaan wadankooda sida ugu dhakhsaha badan u shaqo galayaan.

Waftigaasi ka socday soomalilandi ayaa waxay bilad sharaf abaalmarin ay ka sideen jamuuriyada Somaliland gudoonsiiyeen madaxwaynada DDSI mudane cabdi maxamuud cumar iyada oo uu gudonsiiyay wasiirka wasaarada warfaafinta soomaliland

Ugu danbayntii xafladaasi waxaa khudbad dheer oo taariikhiya ka soo jeediyay madaxwaynah DDSI mudane cabdi maxamuud cumar wuxuuna madaxwaynuhu ugu horyntii u hanbalyeeyay ardayda qalin jabinaysa iyo waftiyada ka kala socday Somaliland iyo putland isaga oo sheegay madaxwaynuhu in xukuumada DDSI iyo JFDI ay tajisaday qorshayaal horumarineed oo qorshayaashaasi oo ay ku jirto in dawladaha an dariska nahay kulo noolaano daris wanaag walaaltinmo iskaashi waxaan ogsoonahay ayuu yidhi madaxwaynuhu in JFDI iyada oo ka duulaysa iskaashiga iyo walaaltinimada ka dhaxaysa labada dale ee soomaliya iyo itoobiya ay markii ay walaalahooda somaliya ku hadsatay kooxaha argagixisada ah ay JFDI ay noftooda u horeen sidii ay uga dhicin lahayeen argagixisadasi kuwaasi oo guulo waawayn ka soo hooyay hadaba anaga oo ka xukuumad deegaan ahaana ka duulayna ayuu yidhi madaxwaynuhu waxaan qorshaysanay in aan walalahayaga soomaliland iyo putlandi siino deeq waxbarasho waana taasi ayuu yidhi tan maanta keentay in ay ardaydani ka soo jeeda Somaliland iyo putland ka qalin jabiyaan kuliyada caafimadka ee jijiga.

Wufuuda Dawlada Puntland iyo Somaliland ayaa aad ula dhacay Dhaantooyin Casri ah oo uu ku luqaynayay Abwaanka looga Hadhay Curinta iyo Murtida Axmed Budul islamarkaana Buuxiyay Stagekii cagtana la heleen ciyaartii dhaantada. Ugu danbayntii waxaa abaalmarino gudoon siiyay madaxwaynad DDSI ardaydii kaalmaha hore gashay guud ahaana ardayda ka qalin jabisay maanta kuliyadan waxaa gabdho ah 314, wiilasha 445 ardayda ka soo jeeda soomaliland ee maanta qalin jabiday waxay dhantahay 28 halka kuwa ka soo jeeda putland ay dhan yihiin 18 guud ahaana waa 759 arday

More Articles...

  1. Shirwaynihii horumarka,n/galyada iyo maamulka suuban ee gunaanadka gababagaynta UBBO oo maanta la soo gabababeeyay.
  2. Safarkaygii Jigjiga : Degaan Nabad ah, Hogaan daacad ah iyo Dadweyne Isku-Duuban waa Mid ku Dayasho mudan!
  3. Ila Qosol:- Sheeko Dhab ah oo Dhex Martay Aabo Aan Waligiis Shaqaysan iyo Gabadh uu Dhalay..
  4. Ninba Waa Markiisee Mus Ma Kula Koray Serena oo Looga Dacareeyay Koobka Horyaalka Tenniska ee Wimbledon.
  5. Munaasabada Qalinjabinta Ardayda Jaamacadaha Dalka ee Puntland ee Deeqda Waxbarasho Ka Helay DDSI oo Ku Qalinjabin Doonaan Hoolka Shirarka SMCX Jimcaha Galinka Danbe.
  6. Shirwaynihii Horumarka N/galyada,maamulka suuban ee Gunaanadka iyo Gabagabaynta Hagardaamadii UBBO oo Galay maalintii 2aad.
  7. Dawlada Ingiriiska(UK) oo Gabi Ahaanba Ka Mamnuucday Dalkeeda Isticmaalka Qaadka iyo Mirqaanka Soomaalida Ku Nool.
  8. Xafiiska Adeega Shacabka iyo Kobcinta DDSI oo Aqoon-iswaydaarsi Ku Saabsan Dulsaarnimada(Rent Seeker) Ku Qabtay Godey.
  9. Waxaa Xaflada Xidhitaanka Sanad-Dugsiyeedkii Dugsiga waxbarashada iyo Hoyga Caruurta Ay waalid Tireen Nabad-diidku Lagu Qabtay Hoolka
  10. Shirwaynaha Horumarka,N/galyada,Maamulka Suuban iyo Gunaanadka iyo Gebagebada hagardaamadii UBB oo Maanta Ka Furmay Hoolka Shirarka ee SMCX.
  11. Waftigii Xukuumada DDSI ee Ka Qaybgalayay Aaska Qaran ee Boqor C/laahi Boqor Muuse oo uu Maanta Ku Qaabilay Madaxweyne Ku xigeenka Dawlada Puntland Madaxtooyada Booqdayna Wasaarada Waxbarashada.
  12. Waxaa Ka Qalinjabiyay Dugsiga Fidinta Caafimaadka Reer-guuraaga Dh/buur Dufcadii 3aad ee Shaqaalaha Fidinta Caafimaadka Reer-guuraaga xaflada Qalinjabintoodana Lagu Qabtay Magaalada Dh/buur.
  13. Waftigii DDSI ka Tagay ee Ka Qaybgalayay Aaska Qaran ee Boqor C/laahi Boqor Muuse oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dawlada Puntland ee Garoowe.
  14. Ururka Jaaliyada DDSI ee Melbourne oo GalDacwadeed Ku Furay Hadhaagii UBBadii La Gunaanaday iyo Mid Ka Mida Idaacadaha Galbedka Melboure ee Afka Soomaaliga Ku hadasha oo Waraysi.
  15. Brazil oo Hanatay Koobkii Confederetion-Cupka Kuna Durdurisay Xulka Dalka Spain.
  16. Kuliyada Caafimaadka Horn International College oo Ay Ka Qalinjabiyeen Maanta Arday Tiradoodu Dhan Tahay 146.
  17. Qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa kulan ay ku taageerayaan dowlada degaanka soomaalida Itoobiya kagana Soo Laabteen Aragtidii UBBO waxa ay ku qabteen xarooyiinka Qaxootiga Dhadhaab iyo Xagar Dheere.
  18. Agaasimaha Isitaalka Magaalada Hargeele ee Gobolka Afdheer oo Ka War Bixiyay Habsami u Fulinta Adeegyada Caafimaadka ee La Siiyo Bukaanka Degmada Hargeele iyo Guud ahaan Gobolkaba.
  19. Rooney Ma Sii Ahaan Doono Ciyaaryahan Magac Wayn Hadii uu Ka Tago Man United(Gary Neville).
  20. Brazil Oo u Gudubtay Final Kadib Markii Dirqi Kaga Badiyeen Kooxda Dalka Uruguay
  21. Munaasabad aad U Balaadhan oo Ka Dhacday Jaamacada Jigjiga ayaa ay Ku Qalin Jabiyeen Maanta Arday Dhan 1600.
  22. Waxaa Maalinta Isniinta Ah Ka Furmi Doona Magaalada Jigjiga Shirwayne Loogu Magac Daray Gunaanadkii UBBO iyo Gabagabadii Hagardaamadii UBBO.
  23. Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Tababarada,Xirfadaha iyo Farsamada DDSIoo Ka qayb-gali Doona Aaska qaran ee Boqor C/laahi Boqor Muuse.
  24. Mashruuca Biyogalinta Magaalada Jigjiga oo ay Ka Wadaan Shirkad Dalka Shiinaha Laga Leeyahay.
  25. Xafiiska Waxbarashada DDSI oo Imtixanka Xaqiijinta tayada Aqoonta Macalimiinta Ka qaaday Macalimiin Dhan 380 oo loo Tababaray Nidaamka Baranimo Kuna Xaraysan Kuliyada tababarada Macalimiinta DDSI(Dr C.majiid).
  26. Mashruuca Waraabka Galbeedka Goday oo Dayactirkiisu Gebo-Gebo Marayo
  27. Spain oo Nasiibka u hiiliyay iyo Shakira oo baajisay Bandhig Faneed ay qaban-laheyd si ay u daawato Ciyaarta Italy iyo Spain .
  28. Ogaysii:- Ururka Dhalinyarada SEDYO Laanta Sweden oo Hawada Soo Galisay Website ay Umada Kula Socodsiiyaan Baraarujinta Hawlaha Horumarka,N/galyda,Maamulka suuban iyo Doorka Maalgashiga.
  29. Ogaysiis: Hay'ada OXFAM oo Soo Dhajisay Tartan Qandaraas (Invitation To Tender For the Construction of Urine Diversion Dry Toilet)
  30. Maamulka Magaalada Dh/buur iyo Ganacsatada Ku nool Magaalada Dhagaxbuur ayaa Ka Wada Mgaalada Maalgashi iyo Dhismayaal Kor u Soo Qaaday Bilicda Magaalada.
  31. Munaasabad Casho-Sharaf Ah oo Ay Wakaalada Qurbajoogta DDSI ugu Sameeyeen Hotel Hilton Qaar ka Mida Qurbajoogta DDSI.
  32. Kuxigeenka Xafiiska Hawlaha Guud iyo Horumarinta Magaalooyinka DDSI oo Sheegay in Ay Meel Fiican Marayaan Hawlaha Diyaargarawga Xuska 8aad ee Qowmiyadaha iyo Shucuubta DFI ee Lagu Qaban Doono Magaalada Jigjiga.
  33. Mo-Farah Oo Arsenal U Saftay Kulan Ciyaareed Iyo Wacdaro Uu Dhigay
  34. Xafiiska kahortaga iyo xakamaynta Cudurka HIV/AIDS oo Tababar u Qabtay Hawlwadeenada 4 Isbitaal iyo 6 Xarun Caafimaad.
  35. Wakaalada Dakhliga oo Tababar u Qabatay Canshuur-bixiyayaasha Idman Ama Ganacsatada Magaalada Jigjiga.
  36. Odoyaal-Dhaqameedka iyo Qaybaha Bulshada ee Beesha maalin-Guur ooShir Balaadhan Ku Yeeshay Nairobi Kuna Baaqay In Tiir Adag Loo Noqdo Ka Qayb qaadashada Horumarka iyo N/galyada Ka Tabogaly DDDI lagana Feejignaado 4ta Beenquute ee kaliya Ka
  37. Tababar Ku Saabsanaa Maamulka Qorshaha Qoyska oo uu Xafiiska Caafimaadka Gobolka Shabeele u Qabtay Qaab-dhismeedyada Dawlada.
  38. Madaxweynaha DDSI iyo Xukuumadiisa oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Ehelkii uu Ka Geeriyooday Marxuum Boqor C/laahi Boqor Muuse.
  39. TACSI:Dhamaan Garaadka Guud,Ugaasyada,Suldaanada,wabarada iyo Guurtida Odoyaal-Dhaqameedka DDSI oo Tacsi u Diraya Qoyskii yo Ehelkuu uu Ka Geeriyooday Marxuum Boqor C/laai Boqor Muuse.
  40. Bangiga Nib-International Bank oo Laan Cusub Ka Furtay Magaalada Awbare ee Gobolka Faafan.
  41. Madaxweyne Kuxigeenka DDSI ahna Wasiirka Xaf,Horumarinta,Magaloyinka,Dhism iyo warshadaha oo Xadhiga Ka jaray Warshad Nooca Daqiiqda oo Ay ku Bahoobeen Dhismaheeda Maalqabeeno Ka Soo Jeeda Gobolka Sitti.
  42. Dufcadii 3aad oo Ay Maanta Ka Qalinjabiyeen Kuliyada Caafimaadka Gaarka Loo Leeyahay ee Nur International College.
  43. Madaxda Booliska,W/ganacsiga iyo Taraafikada 4ta Deegaanada Bariga Itoobiya iyo Ismaamulka Diredawa oo markii 2aad ka Shiray Xakamaynta Shilalka Baabuurta iyo Busaska Guura Habeenkii.
  44. Dawlada Federaalka oo Xuk-DDSI ku Amaantay Taabogalinta Isbedelada Xawliga Horumarineed iyo Shirka Gudiga Fulinta Meles Foundation oo Ka Dhacaya A.A Kana qaybgalayo Madaxweynaha DDSI.
  45. Kuliyada Farsamada,Xirfadaha iyo Cilmiga Biyaha ee M.jijiga ayaa Waxa Ka Qalinjabisay Laamaheeda Waxbarashada Dufcadii 12aad oo Tiradoodu Dhan Tahay 515 Arday
  46. Awooda Rabbi:- Wiil Yar oo Dalka Canada Dhashay Isagoo Bilaa Calool Ah+(Sawir)
  47. Habeenkii Masraxa Hodan C/Raxmaan iyo Wacdaraheedii Bandhig-faneedkeedii Xalay Ka Dhacay Magaalada Jigjiga oo Buux Dhaafiyay Hoolka SMCX.+(Sawiro)
  48. Wadooyinka Xaafadaha Magaalada Jigjiga oo Ay Dhismayaal Dhinaca Goglida Dhagaxa Qoran(Cobble-Stone) ay Ka Socdaan iyo Dhismayaal Kale oo Kor u Sii qaday Bilicda Magaalada.
  49. Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun Xasn Ismaacil Subeer(Xasan Waal) oo Ku Geeriyooday Ijtimaacii Islaamka Oo Ka Dhacayay Hargaysa.
  50. Xafiiska Caafimaadka Degmada Shaygoosh ee Gobolka Qoraxay oo 17 Tuulo ka Fuliyay Talaalka Teetanada Haweenka.
  51. Maamulka Gobolka Sitti oo Ku Hawlan Diiwaan-galinta 4kun oo Qoys oo Dibudejin Loogu Samaynayo Harawa iyo Gaabi oo Ka Kala Tirsan Degmooyinka Shiniile iyo Hadhagaale.
  52. Ololaha Talaalka Cudurka Teetanada Haweenka ay Da'doodu u Dhaxayso 15 ilaa 45 oo ka socda Magaalada Qabridahare.
  53. Xulka Qaranka Spain oo Lagu Dhacay Mid Ka Mida Hoteelada Dalka Brasil Mar ay ka Maqnaayeen Hotelka.
  54. Man-United oo Qarka u saaran inay kala soo wareegaan Thiago Alcantara Kooxda barcelona.
  55. Mashaariicda Horumarineed ee Qaybta PSNP Degmada Afdem oo La Soo Gunaanaday Hirgalinta Mashaariicahii u Qorshaysnaa Sanadkan 2005.T.I.
  56. Mayorka Maamulka Magaalada Dh/buur oo Saxaafada u Soo Bandhigay Heerka Ay Marayaan mashaariicaha Horumarineed ee Laga Hirgaliyay magaalada Dh/buur.
  57. Madaxweynaha DDSI oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Qurbajoog u Dhalatay DDSI Gaar ahaan gobolka Shabeelle.
  58. Komishinka Anshaxa iyo Ka Hortaga Musuqa oo Tababar Ku Saabsan Wacyagelin iyo Digniinaha Musuqa u Qabtay Gudiyada La Dagaalanka Musuqa ee Dhawaan Laga Abuuray Xafiisyada Heer Deegaan.
  59. Ha u Daymo La'aan Jaleecida Qabridahare Restaurant And Supermarket Adigaanba Ka Xiiso Dhacayne Magaalada Jigjiga.
  60. Madaxa Xafiiska Dakhliga Degmada Tulli-Guuleed Cabdi C/laahi oo Waraysi Siiyay Shabakada CakaaraNews Kana warbixiyay Heerka canshuuraaka Dakhliga.
  61. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka 11ka Bilood ee Maamulada Gobolada,Degmooyinka iyo 4ta maamul magaalooyinka oo galay maalintii 2aad.
  62. Shir Lagu Qiimanayo Waxqabadkii 11ka Bilood ee Maamulada Gobolada,Degmooyinka iyo 4ta Ismaamul Magaalo oo Maanta Ka Furmay Hoolka Shirarka(SMCX).
  63. Waxgaradka,Odoyaasha,Aqoonyahanka,Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta Beesha Bartire oo Tilmaamay Farqiga Jigjigadii Hore iyo Ta Maanta iyo Taageerada Maalgashiga iyo Xukuumada DDSI.
  64. Xulka Kubada Cagta Dalka Itoobiya oo Ku Durduriyay Xulka Dalka Koonfur Adrica Kagana Badisay 2-1.
  65. Wafti uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubaland State oo Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Addisababa(Bole International Airport) Kana Soo Kicitimay Gagida Diyaaradaha Kismaayo.+(SAWIRO)
  66. Kalfadhigii 19aad ee ay Yeeshaan Golaha Fulinta Xukuumada DDSI oo Ka Dhacay Maanta Qolka Shirarka Madaxtooyada
  67. TACSI: Ururka Dhalinyarada SEDYO oo Tacsi Diraya
  68. Weeraryahanka Reer Argentine Messi iyo aabihiis Jorge ayaa qarka u saaran in Loo Taxaabo Xukun Xabsi Dhan 4-sanno,kadib markii waaxda canshuuraha ee Dalka Spain ay ku eedeysay inay musuq-maasuqeen in ka badan 5-Milyan oo Doolar.
  69. JICA Waa Hay'ad Laga Leeyahay Dalka Japan oo Xafiiska Horumarinta Khayraadka Biyaha DDSI ku Caawisay 7 Baabuur oo ay Ka Mid yihiin Noocyada B/buurta lagu dayactiro ceelasha Biyaha iyo Qalabkoodii(Mobile-Workshop Truck).
  70. Nin Soomaali Ah oo 3 Qof oo Soomaali ah Ku Dilay Xarun Caafimaad oo Ku Taala Magaalada St-Lous ee Gobolka Missouri Maraykanka.
  71. Ethiopia endorses Nile Basin Cooperative Framework Agreement (2)
  72. Shirkada Xaaji-Nuur Import And Export oo Xafiiska Nabadgelyada iyo Cadaalada DDSI u Soo Iibisay Noocyo Baabuur Isugu Jira Toyota Land-Crusier,Booyado iyo Ampulance.
  73. Ardayda Dugsiga Sare ee Fasalada 9aad iyo 11aad ee Magaalada Jigjiga oo Isu Abaabulay Dhiigooda In ay Ugu Deeqaan Bankiga Kaydka Dhiiga Si Bukaanka Loogu Daryeelo.
  74. Wafti balaadhan oo qurba-joog Ka Soo Jeeda Gobolka Shabeele oo uu Hogaaminayay Ugaas Maxamuud Ugaas Muxumed qani oo ay Maanta Si Heer Sare ah ugu Soo Dhaweeyeen Gagida Diyaaradaha Caalamiga ah ee Wiil-Waal Qaar Ka MIda Masuuliyiinta Xukuumada DDSI.
  75. munaasabad xadhiga lagaga jarayay mashaariic Dhismayaasha baraagaha biyo ururinta ah(Kaydka Biyaha) ee Degmada Gunagado oo Ka dhacday Degmada Gunagado Ee Gobolka Jarar
  76. Socdaalkii waftigii Iskudhafka ahaa iskuguna jiray heer-fadaraal iyo heer deegaan oo jawi wanaagsan ku soo gabagaboobay Ismaamulka Diredawa.
  77. Munaasabad lagu Soo Bandhigay Mashiino Cusub oo Soo Saari Doona Iodinet Cusbada La Falgasha oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Masuuliyiin Isugu Jirtay Heer Federal,Heer Deegaan iyo Hay'adaha Ka Hawlgala Gobolka Afdheer.
  78. Waftigii iskugu jiray heer fadaraal iyo heer deegaan oo saaka ka ambabaxay magaalada Harar ee deegaanka hararida oo si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Ismaamulka diridhaba.
  79. Xuska 7aadka Hay'adaha Garsoorka Cadaalada DDSI oo Maanta Si wayn Looga Xusay Magaalada Jigjiga iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Ahna Hog,N/galyada iyo Cadaalada DDSI oo Khudbad Saraynta Sharciga ka soo Jeediyay.
  80. Munaasabad aad loosoo abaabuley oo aan lookala hadhin oo loogu dabaal dagayey sanad guuradii 22aad ee ginbod 20 ayaa kadhacdey magaalada columbus ohio.
  81. Nin Soomaali Ah Laguna Magacaabo Cabdi Xakiin Xaaji Xuseen Oo Duhurnimadii Maanta Lagu Dilay Koonfur Afrika.
  82. Wafti Balaadhan oo ay Horkacayeen Gudoomiyaha Golaha Federationka DFI oo Ka Kooban madaxda 9ka Deegaan ee DFI,Hobolada,Wariyayaasha,farshaxaniistayaasha,wariyayaasha iyo Majaajiliistayaasha ugu Caansan Itoobiya oo ayaa Si aan Caadi ahayn U Bogaadiyay Ho
  83. Arsenal oo udhaqaaqday Mario Mandzukic
  84. Ciidamada Maamulka JLS oo Gabi Ahaanba La Wareegay Gacan Ku Haynta Amaanka Magaalada Kismaayo iyo Rag La Sheegay In Ay Alshabaab Yihiin oo Gacanta Lagu Dhigay.
  85. Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Axmed Cabdi Cumar(Axmed Dhegawayne) oo Ku Geeriyooday Dalka Jarmalka.
  86. Horumarku Waa Aayaha Mustaqbalka Bulshda halkay Ganacsatada DDSI kaga Jiraan Horumrka Ka Socda Deegaanka.
  87. Dagaal Ay Ka Qayb Qaadanayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Lugta ee Maamulka Jubaland State iyo Ciidamada AMISOM ee Kenya oo Lagu Qabtay Saldhig wayn oo Ay Waayadan Alshabaab Isugu Habar-Wacatay Deganka Gelaf Tiro Alshabaab ahna Indhaha loogu Shiday iyo Qa
  88. Todobaadkan oo Ay Waji Ka Waji ku Kulmi Doonaan Wayne Rooney iyo Tababare David Moyes
  89. Qaar Ka Mida Jaaliyada DDSI ee Melbourne iyo Dr C/wali Cali Gaas oo Bogaadiyay isbedelada Horumarineed iyo Kobaca Dhaqan Dhaqaale ee ay Ku Talaabsatay Xukuumada DDSI.
  90. Wasiirka Xafiiska Cadaalada iyo Xeer-ilaalinta Guud ee DDSI oo Ka Waramay Diyaargarawga Todobaadka Cadaalada oo Laga Xusi Doono DDSI.
  91. Sanadguurada Xuska 40aad ee Maalinta Deegaanka Aduunka oo Si Balaadhan Looga Xusay Caasimada Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga.
  92. Welcome to Stamford-Bridge:Mourinho oo 6-sano kadib Ku Soo Rogaal Celiyay Kooxda Chelsea Una Noqday Tababare.
  93. Ogaysiis: Dhamaanba Qurbajoogta Ku Dhaqan Gobolka Ohio Xaflad Loogu Dabaaldagayo Sanguuradii 22aad ee Xuska Maalinta Ginboot oo Lagu Qaban Doono.
  94. Qurbajoogta Ka soo Jeeda Degmada Feerfeer ee Gobolka Shabeele ee Ku Dhaqan Sweden ayaa Bogaadisay Waxqabadka Xukuumada Iyo Isbedelada Horumar,N/galyo iyo Maamul Suuban ee Ka Taabo Galay DDSI.
  95. Summer Restaurant oo Ay Maanta Ku Wada Qadeeyeen wasiirka Jidadka,Suldan C/raxman Bade,Sheekh Muxiyadiin iYo Xaaji Maxamed Buraale.
  96. Xaaji Ramadaan Sawahji, waxa uu u dhashay Dalka Masar,Isagoona u muuqaal eg Madaxweynaha Dalka Masar Mohamed Mursi Kuna Jira Mawjado walbahaar Xambaarsan.
  97. Madaxweynaha dowlad-Goboleedka Jubaland State Sheekh Ahmed Mohamed Islam(Axmed Madoobe) oo maanta u Kicitimay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
  98. Xaflada Xidhitaanka Dufcadii 3aad ee Hogaaminta Dhexe oo Dhan 255 iyo Madaxweynaha DDSI oo Soo Xidhay
  99. Hashu Markay Halkaa Maraysay yax Lahaydaa Dibindaabyada loo Maleegayo Jubaland State Muunad Nabadeed mise Saan Saan Colaadeed.Mase u Noqon Kartaa Ifafaalo Nabadeed Baaqii Beesha Caalamka
  100. Dr Rashiid A.Wali Kasim Waa Dhakhtarka Caruurta iyo Haweenka oo Leh Khibrad Dhan 30 Sano.