Lagu Wada Kulan Xuskii 8aad ee Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta DFI oo Maanta Si Qarameed Loogu Wada Maqsuuday oo Maanta Ka Dhacay Fagaaaha Garoonka Kubada Cagta.

Jigjiga(CakaaraNews) Axad Dec08,2013.Waxaa Maanta Si aan la Qiyaasi karin Shucuurteeda Uga Dhacay garoonka Kubada Cagta ee magaalada Jigjiga Xuskii 8aad ee Maalinta Midnimada Qowmiyadaha iyo Sinaanta Walaalnimo ee Shucuubta Dalka Itoobiya(Hidar 29).

Munaasabaan ayaa a Ka Soo Qaybgaleen Dhanka DFI raysal-wasaaraha DFI Mudane Haile-mariam Desalegn,Afhayeenka Aqalka Shacabka DFI Mudane Abadula Gamade,Afhayeenka Aqalka-Federationka Mudane Kase T/burhan, Madaxwey-nayaasha 9ka Deegaan, Afhayeenada Baarlamaanka 9ka Deegaan,Madaxda Ciidamada Qaranka,Wasiiro Heer Federal ah iyo Qaybaha Dhanka Dhamaana 85ka Qowmiyadood ee Ku Midoobay Midnimo-isjacayl ku wada Wadaagida Xeedhada Dhextaal oo ah DFI.

Dhanka Dawladaha Igad Waxaa Ka soo Qaybgalay Madaxweynaha Dawlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele,Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Kenya Mudane Juus,Wafti ka socday Koonfurta Sudan,Wasiirka Wasaarada warfaafinta DFS Mudane C/laahi Ciilmooge Afhayenka Baarlamaanka dawlada Rwanda marwo,Madxweynaha Puntland Mudane Maxamed Faroole,Madaxweynaha Jubaland Mudane Sheekh Axmed Madoobe,Madaxweynaha Somali-Land Mudane Axmed Siilaanyo.

Dhanka Beesha Caalamka Waxaa ka soo Qaybgalay Ururka Midowga Yurub,QM,Midowga Afrika,Safaarado iyo Diplomaasiyiin Kale.

Xuskan oo hal ku dhig looga dhigay dastuurkeenu waa gundhiga dib u curashadeena, nidaamkeenu fadaraalku waa aas aaska wada noolaanshaheena iyo midnimadeena , dastuurkeenu waa isha mid nimadeena isku dulqaadashadu waa xoojinta dumuqoradiyada, dastuurkeena ayaa sinaanshaha diimaha iyo qoomiyadaha dardaarankii malas waxaan  u gudbinayna jiilka soo socda iyo waliba irayo kale oo muhuum ah.Waxaana munaasabadan qaaliga ah ugu horaytii ka hadlay majirka magaalada jigjiga mudane c/risaaq saxane oo hadalo mahad naq ah iyo soo dhawayn ah ka soo jeediyay madashaasi .

Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ugu horayn raysal-wasaaraha DFI,Afhayeenada labada Aqal ee DFI,Madxweynaha jabuuti,Wakiilada iyo Madaxda Dalalka Igad.

Beesha Caalamka,Diplomaasiyiinta Safaaradaha,Madaxweynayaasha Deegaanada iyo Dhamaanba Qowmiyadaha iyo Shucuubta Reer-Itoobiya ee ka Soo Qaybgashay Munaasabadan Salaan Kaliyo Laaba u Gudbiyay Ugana Mahadceliyay ka sooqaybgalka Munaasabadan Waajibka Qarameed ah.

Madaxweynaha ayaa Si Xeeldheer ugaga faalooday Sooyaalkii Taariikheed ee uu Deegaanku Soo maray,Fursadihii Dimoqraadiyadeed ee ay ka heleen Shacabka Soomaalida Itoobiya Dhaxalka Dastuurka ka Askumay Halgankii Qadhaadhaa ee ay EPRDF Xukunka kaga Tuureen kaligii-Taliskii Faashiistiga ahaa ee Mingistu iyadoona uu Madaxweynuhu ka soo Jeediyay Khudbad taariikhi ah oo Ka soo Duxday Isbarbardhiga Farqiga u Dhaxeeya Itoobiyadii Shalay ee Shuuciga,Dhiig-miiradka iyo Gumaadka Cadaadiska Dibu-dhaceed Huwanaa iyo Iftiinka Dimoqraadiyadeed ee ka Curtay halgankii EPRDF Yididiilada lagu Hilmaamay Diiftii Shalay.

Sidoo Kale Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka warbixiay dadaalkii dheeraa ee looGalay Sugida Amniga Deegaanka oo ay Jalaafo ku ahaayeen Duulkii Awrkiraalayaasha u ahaa Asmara UBBO Dal iyo Dibadna laga Suuliyay.

Munaasabadan ayaa Si aan La Filayn loo soo Agaasimay iyadoona ay tahay markii ugu horaysay ee Martidii ugu badnayd tan iyo intii Dalka lagu xusay ay ka soo qaybgalaan taasoo ay ka marag kaceen Dhamaanba Madaxda DFI ugu saraysa uguna Horeeyo Raysal-wasaare haile Maram oo Uagaga mahadceliyay Xukuumada DDSI iyo Shacabkeedu Sida Qarameed,hawl-karnimada leh ee ay uga soo Dhalaaleen u Diyaargaawgii Xuskan Maalinta Hidar 29.

Raysalwasaaraha ayaa Qiray isbedelada Xawliga ah ee Mudo yar ay ku talaabsatay Xukuumada DDSI,Dhaqanka iyo Taariikhda Wanaagsan ee Shacabka Deegaanka, Doorka Soomaalida Itoobiya ay ka Qaadato Qorshayaasha HeerQaran iyo Sida Muga wayn ee ay Maanta Walaalahooda ka kooban 85ka Qowmiyadood ugu Hagar baxeen Taasooy Shacabka iyo Xukuumada DDSI ay ku Muujiyeen Itoobiyaanimadooda.

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa Khudbad Afsoomaali ah Ka Soo Jeediyay Xukuumada DDSI iyo Shacabkeedana ugu Hambalyeeyay isbedelada Soo jiitay Indhaha Caalamka ee ay Mudo yar ku talaabsadeen Isagoona Caarabaaby In Dawladiisa iyo Shacabka Reer Jabuutiba in ay Deegaanka Soomaalida Itoobiya Garab taagan yihiin.

Afhayeenka Baarlamaanka Kenya iyo Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Ruwanda ayaa iyaguna Ka soo Gudiyay Fariimo iyo Salaamo ay uga Wadeen Raysalwasaraha iyo Madaxweynaha DDSI iyo Xukuumadiisa Madaxwaynayaasha labada Dal Sidoo kalana ka warbixiyay Yididiilada DDSI ee Gobolka iyo Iskaashiga.Sidoo kale waxaa ka hadashay Ergayga ka socotay Midowga Yurub oo Dhambaal Dhankasta Duxayay ka soo Jeedisay.

Waxaa Xusid Mudnayd in ay Ubaxa Ardayda DDSI ay Maanta Wacdaro-Mehrajaan ka Dhigeen Barxada Wayn ee Garoonka iyo Ka soo Horjeedka Tarabuunka Kore halkaasna ku soo bandhigeen Ciyaaro kala jaad-jaad ah oo ay Xataa Xidigta Minimada Astaanka Xidigta calanka DFI Muuqaalkeeda u eg ay Ku soo bandhigeen halka ardayda Korka saaarnayd ay hadba Sawiro ka turjimaya Qowmiyadaha,Horumarka,Injineerkii Meles ku soo bandhigayeen.Halka lagu soo Bandhigay Munaasabadan Maanta Gorofkii Ugu aynaa Abid oo Qasabado lagu xidhay Caano-Geelna ka Qulqulayaan.

Khudbadihii oo Dhamaystiran iyo Abaalmarinadii la bixiyayba Dib ayaanu idiinka soo Qori doonaa iyadoona Sanadka danbe Deegaanka Benishangul loo doortay Xuska 9aad in uu ka dhaco

Madaxweynaha DDSI iyo Golaha Capinetka oo Dhan oo Si Heer Sare ah MadaxweynahaJubaland Jigjiga ugu Soo Dhaweeyay.

Waxaa ay si aad u heersaraysa ugu soo Dhaweeyeen Magaalada JIgjiga Madaxweynaha DDSI,Kuxigeenada iyo Golaha Capinetku Madaxweynha Maamulka JUbaland-State Sheekh Axmed Maxamed Islaan(Shekh Axmed Madoobe).

Kooxaha Hidaha iyo Dhaqamada ee Dhamaan Qoomiyadaha iyo shucuubta dalka itoobiya oo Ciyaar-dhaqameedkooda Ku Soo Wada Bandhigay Isgoyska Taalada Sayid Maxamed Cabdule Xasan.

Jijiga (cakaarNews) Iyada oo ay maalinta barito ah siwayn loogu wada dabaal-dagi doono xuska 8aad ee maalinta Midnimada-qoowmiyadaha iyo Walaalnimada Shucuubta Itoobiya Fagaaruhuna Yahay garoonka Kubada cagta ee Magaalaada Jigjiga ay dhamaan qoomiyadaha iyo shucuubta dalka itoobiya oo ah in ka daban 85-Qowmiyadood oo ku dhaqan 9ka dawlad deegaan iyo 2da ismaamul magaalo ay maanta ku sugan yihiin jigjiga ayaa waxa saaka aroortii dhamaan kooxaha hidaha iyo dhaqanka ee qoowmiyaduhu yimaadeen isgoyska wayn ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan halkaasi oo ay deegaan kastaa ku soo bandhigay ciyaaraha dhaqanka ee ay gaarka u leeyihiin ee ay ugu talogaleen munaasabada iyo maamuuska halgankii iyo taariikhdii Sayid maxamed cabdule xasan.

Munaasabadan ay Dhamaanba Qowmiyadaha iyo Shucuubta kala duduwan ee Itoobiya ay Taashka Sharafeed ugaga Dhigeen Maamuuska iyo Qadarinta Sharafeed ee uu Mudan Yahay Geesigii Afrika Sayid Maxamed Cabdule Xasan ayaa Shacabweynaha Magaalada Jigjigaana Buuxdhaafiyeen Hareeraha Laamiyada islamarkaana Mashxarad iyo Alalaas ku Taakulaynayeen Qowmiyadahan kala Jaadkaah ee Ciyaar-dhaqameedkooda ku shrfay Xasuusta Taariikhda Maduugaanka ah ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan ku leeyahay Dalka Itobiya oo uu u Dhashay.

Intaas ka dib waxay kooxahan ciyaaraha iyo hidaha iyo dhaqanka ee qoomiyadaha kala duwan ee dalku ciyaaro dhaqameedkooda ku soo bandhigeen isgayska wayn ee SMCX waxayna dadwaynuhu siwayn ugu bogeen dhaqamada kala duwan ee saaka loogu soo bandhigay madashaasi, kuwaas oo ay inka badan 85 qoomiyadood ku soo dhandhigayeen mid waliba ciyaaraha dhaqameedka u gaarka ah.

Mayorka Maamulka Magaalada Jigjiga ayaa Isaguna hadal kooban oo Nuxurka Dhaqan-wadaaga, Istixgalinta, Isjacaylka, Taariikhda Halgankii SMCX iyo Ahmiyada balaadhan ee Xuska Hidar 29 ka soo jeediyay una mahadceliyay Qowmiyadaha Munaasabadan ku Maamuusay SMCX Ciyaar-Dhaqameedkooda.

Kooxda Banboyda Qaranka ayaa Iyaguna Qayb wayn ka Qaadanyay Munaasabad-Qarameedkan lagu Maamuusayay Xasuusta Halyygii Daraawiisheed SMCX.

Wasiirka,Ugaaska iyo safiirka Jabuuti u Fadhiya Itoobiya oo Si Fiican Loogu Soo Dhaweeyay Jigjiga.

Wasiirka Xidhiidhka Arimaha Dawlada iyo dalxiiska Mudane Maxamed Guure Bisle,wasiirka waxbarashada DDSI Mudane Xasan rayaale iyo masuuliyiin Kale ayaa maanta kaga Hortagay Xaadow wafti ka socdy Dawlada jabuuti kana Mid ahaayeen wasiirka Ganacsiga Mdane,Ugaaska iyo safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya.

Waftigan ayaa u Yimid in ay dawlada jabuuti iyagoo matalaya ay ka Qaybgalaan Xuska Maalnta Qowmiyadaha iyo Shucuubta Reer Itoobiya Hidar 29 ee Maalinta Berito ah ka dhacaya Jigjiga

Madxweynaha DDSI,Kuxigeenada iyo Capinetka oo Maanta Kaga Hortagay wajaale wafti uu Hogaaminayay madaxwaynaha Somali-land.

Jigjiga(CakaaraNews) sabti Dec07,2013.Waxaa ay maanta kaga Hortageen Wajaale madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay Wehelinayeen madaxwayne-kuxigeenada Hogaanka N/galyada iyo Wasiirka H/guud Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay madaxwaynaha Somali Land Mdane Axmed maxaed Siilaanyo.

Labada-madaxwayne iyo masuuliyiinta labada Dhinac ayaa isku gacanqaaday Xadka labada dal oo ah Wajaale kadib loo Soo gadhqaaday Dhanka Magaalada Jigjiga oo ah halka uu Socdaalka Waftiga Siilaanyo Ku jihaysnaa.

Waftigan S/l oo ay Ku Wehelinayeen Wasiiro Badan ayaa Dhulka soo maray ayaa u Yimid Sidii ay uga Qaybgali lahaayeen Xuska 8aad ee Hidar 29 oo Maalinta Berito ah S weyn looga Xusi Doono Magaalada Jigjiga.

Dhamaanba Madaxweynayaasha 9ka Deegaan oo Maanta Booqasho ku Tegay Machadka Maareynta DDSI Amankaagna Ku Noqotay 4bilood oo.

Jigjiga(CakaaraNews) Sabti 07-Dec,2013.Wafti Balaadhanoo uu Hogaaminayay madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Saaka Booqasho Balaadhan ku Tegay Dhismayaasha Cusub ee laga Dhex dhisay machadka Maaraynta(Management nstitute) ee Magaalada Jigjiga.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa madaxweynayaasha Deegaanada ka siiyay Sharax ku saabsanaa Mudadii lagu ebyay Dhismayaasha Baaxada Wayn ee sida Quruxda Badan ugu Teedsan Gudaha Machadka.

Madaxweynaha ayaa Sheegay in xiligii Dhismayaashan la bilaabay ay ku soo beegantay wakhti Guud ahaan Miisaaniyadii Xukuumada ee sanadkan 2006 la Qaybiyay loona Dhaadhiciyay ilaa heer Tuulo Walow Xukuumad ahaan iyadoon Miisaaiyadii Deegaanka ee la Qaybiyay aan Dib loogu noqon ay Xukuumada DDSI ku Guulaysatay in la Daboolo duunka lacageed ee ku baxday Dhamaanba Mashaariicaha Diyaargarawga Xuska Hidar 29 iyo Malaayiinta Ku baxaysa garoonka Diyaaradaha Magaalada Qabri-dahar ayuu Yidhi.

Dhanka kale waxaa Dhamaanba Madaxweynayaasha Deegaanada Dhakafaar ku noqotay Mudada lagu soo Gabagabeeyay Dhismayaasha Badan ee machadka Maaraynta laga Dhisay oo ah 4bilood kaliya.Dhegahayga ayaan ku maqlayay Mid ka mida Madaxweynayaasha oo Mobile kula hadlaya Masuuliyiintii Deegaankiisakuna leeyahay waxaan Booqasho u joogaa machadka maaraynta Jigjiga oo Sida loo Dhisay iyo Mudada lagu Dhisaya aad aad ula yaabayso oo ah 4bilood"Yigarmaal" ayuu lahaa.

More Articles...

  1. Wafti Heer-Baarlamaan u Badan oo uu Hogaaminayay Afhayeenka Baarlamaanka Dalka Kenya oo Si Weyn loo Soo Dhaweeyay.
  2. Dood cilmiyeed loogu tala galay xuska maalinta qoomiyadah iyo shucuubta dalka itoobiya oo ka dhacday hoolka shirarka ee S.MCX.
  3. Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee garaad Wiilwaal International Airport caawa lagu Soo Dhaweeyay Wafti balaadhan oo Ay Hogaaminayeen labo wasiir oo DFS ah.
  4. Soo Dhawayn Heer Sare ah oo Madaxweynaha DDSI iyo Golihiisa Capinetku Ay Maanta Ku Qaabileen Madaxweynaha Puntland iyoWaftigiisa(+SAWIRO).
  5. Safiirka Somalia u fadhiya Addis-ababa oo Si Diiran Loo Soo Dhaweeyay.
  6. Madaxweynaha DDSI iyo Golaha Capinetka oo Si Diiran ugu Soo Dhaweeyay Gagida Diyaaradaha Graad Wiil-Waal Airport Madaxweynaha Puntland.
  7. Xukuumada,Gobolada DDSI,Maamulka M-JJ iyo Shacabka Magaalada Jigjiga oo wadajir kal iyo laab ah ugu Soo Dhawaynaya Farxada Qowmiyadaha iyo Shucuubta Itoobiya.
  8. Deg-Deg: Rijmantiga 10aad oo Hawl-galkii Sifaynta Qorofyada Daakhato Indhaha Ugu Shiday Cabdi-Caassi oo Ay UBBO u Taqaanay Cabdi-Cissi.
  9. Fanaanadii Qarniga Nimco-Wadani(Dareen) oo Ka Soo Degtay Bole-Airport Addis-ababa.
  10. Gudomiyaha Degmada Jarati o Khadka Telefonka Nagula Soo Xidhiidhay.
  11. Carwo-bandhigeed caalami ah Looguna Magac daray Dibucurashada Dalka Itoobiya oo Maanta Xadhiga Laga Jaray Magaalada JJ.
  12. Dhakhtar Ku Soo Takhasusay Qaliinka iyo Dawaynta Indhaha oo Qaliin iyo Dawayn Waayadanba Ka Waday Isbitaalka Magaalada Fiiq.
  13. Xaflad soo dhowayn Ah oo Ka Dhacday Melbourne
  14. Gudiga Qaban-Qaabada Xuska Hidar 29 iyo Xafiiska Qurbajoogta DDSI ayaa Maanta Casuumaad ugu Fidiyay Qunsulada iyo safiirada Hoos Ku qoran.
  15. Maalinta Xuska Hidar 29 Ka Dib oo Ay Dhamaanba Madaxda DFI,Deegaanada,Safaaradaha iyo Noocyada kale ee martidu Booqashooyin ugu Bixi Doonaan Goobaha Horumarka iyo Aataarta Taariikhiga ah ee DDSI.
  16. Shir Balaadhan oo Ay Xukuumada DDSI iyo Ugaaska Beesha Maalin-Guur(Ug.Axmed Y.habane) Qaban Qaabinayaan oo Ka Dhici Doona Degmada Goljano.
  17. Ogaysiis"Dhamaanba Qurbajoogta Minnesota iyo Nawaaxigeeda
  18. Xog Dheeri ah "Tarxiilkii Cadar Axmed Kaahin".
  19. Cadar Axmed Kaahin oo Laga Masaafuriyay Magaalada Jigjiga.
  20. Iskaashatooyinka Ka Faaiidaysanaya Barnaamijka Dibu-Dejinta Dolo-Bay oo Mahadiyay Shidaal Jaban oo Ay Soo Gaadhsiisay Wakaalada Dhismaha Iibka iyo Adeegyada Gaarka ah ee Booliska DDSI.
  21. Dhismaha Isbitaalka Magaalada Fiiq oo 90%kiiba Maraya iyo Qalabkii Loogu Talogalay oo Ceegaagan bakhaarka Xafiiska.
  22. Shir Hee- Caalami ah oo Lagaga wada Arinsanayay Xaaladaha Caafimaad ee Cudur-dilaacyada Afrika oo Ka Dhacay Xarunta Qaramada Midobay Ku Leedahay Addis-ababa.
  23. Xidiga Reer-Brazil Gustavo oo Ay ku Looltamayaan Soo Xero Galintiisa Kooxaha Barcelona iyo Arsenal.
  24. Maamulka Magaalada Qabri-dahare Abaabulka Bulshada,Nabadgayada iyo Kaqaybgalka Horumarka Dhinaca Maalgashiga oo Meel Fiican Maraya.
  25. Ku Biiri Fikirkaaga Xuska Hidar 29.Jacburkii Maalingta Qoomiyadaha Itoobiya
  26. Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun Jaaliyada Soomaalida Ethiopia oo Tacsi u Diraysa Qoyskii Suldaan Buzeri S.Nimcaan.
  27. Waxaa Maanta Aas-Qaran Lagu Xabaalay Suldaan Buzeri Sul.Nimcaan Magaalada Jigjiga.
  28. Maamulka Magaalada Qabridahare oo Dardar Xoogan Galiyay Fursadaha Shaqo-abuurka Shacabka Dhanka Dhagaxa Qoran(Cobble-Stone).
  29. Kulan Lagu Gorfaynayay Sidii Deegaanka Markii 1aad looga Hirgalin lahaa Barnaamijka Caymiska Caafimaadka “HEALTH INSURANCE” oo Ka Dhacay Xarunta XDSHSI.
  30. Ku Biiri Ra'yigaaga Xuska Hidar 29.
  31. Ogaysiis:Dhamaan Qurbajoogta Denmark ka Soo Qaybgal Munaasabada Xuska Hidar 29 oo ka Dhici Doonta Dec 7 Magaalada Odense .
  32. TACSI:Gudoomiyaha Guurtida Odoyaasha waqooyiga Ameerika oo Tacsi Diraya
  33. Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun:Suldaan Buzeeri Suldaan Nimcaan oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Dire-Dawa.
  34. Gudoomiyaha Guurtida Waqooyiga Ameerika oo Ku Baaqaya Ahmiyada Balaadhan ee ay Ku Fadhido Maalinta Hidar 29.
  35. Maamulka Degmada Dolo bay Ee Gobolka AFdheer ayaa sheegay in Barnaamijka Horumarinta Wabiyada iyo Dooxooyinka(Dajinta) Natiijooyin fiican laga soo hooyay
  36. Ogaysiis:Waxaa Dhamaan Qurbajoogta Ka Soo Jeeda 9ka Gobol ee DDSI ee Ku Dhaqan Minnesota La Ogaysiinayaa Ka Soo qaybgalka Munaasabada Xuska Hidar 29 oo Ka Dhici Doonta Minniapolise Dec 7,2013.
  37. Aniga iyo FA khilaaf Nama Dhex-yaalo :Macalin Wenger
  38. Barnaamijka Maareynta Nolosha Qoysaska Reer-Guuraaga ah(House Hold Economic Approach).
  39. Ugaas Xasan oo leh Hambalyo Taaladii Halyeyga Afrika oo jigjiga laga Taagay
  40. Wafti Sare oo Ay Hogaaminaysay Wasiirada Haweenka,Dhalinyarada iyo Caruurta DFI oo Dhigeeda DDSI ku Soo Dhawaysay Wiil-Waal Airport.
  41. Waan u Damaashaadaynaa Xusuusta Geesigii Daraawiisheed Daqiiqad Kasta.
  42. Ra'yiga Waxgaradka Qurbaha Ku Nool.
  43. Madaxweynaha DDSI oo Maanta Si Rasmi Ah Xadhiga UgaJaray Taaladii Sayid Maxamed Cabdule Xasan.
  44. Hay’ada Socdaalada u Qaabilsan QM(IOM) oo Qado-sharaf Ku Macsuuntay Madaxda DDSI.
  45. Tababar looga Gol-lahaa Sidii Raashinada Caawimada Ah ee Hay’ada WFP loogu badali lahaa Lacag Ay Ka Faaidaystaan Shacabka Deegaanku.
  46. Warbixin uu Bixiyay Gudoomiyaha Degmada Beer-Caano
  47. La yaabka aduunka : Kaamarad maskaxda wax ka duubta oo lasoo saaray
  48. Guleed Aw Cali oo Si Buuxda Loogu Magacaabay Maareeyaha Wakaalada Naqshadaynta,Daraasadka iyo dabagalka DDSI.
  49. Kolanyo Baabuur oo ay Saarnaayeen Shixnado Qalabka Biyo-Galinta Magaalada Jigjiga oo Ka Yimid Ka Yimid Dalka Shiinaha ayaa Isa Soo Tubay magaalada Jigjiga.
  50. Ogaysiis:-Hogaaminta Jaaliyada DDSI ee UK ayaa Dhamaanba Qaybaha Qurbajoogta Ka Soo Jeeda Deegaanka Kuna Dhaqan UK Ka Soo Qaybgalka Munaasabada Xuska maalinta Hidar 29.
  51. Ogaysiiska:Xuska maalinta qawmiyadaha ee hidaar oo lagu qabanayo Melbourne Australia
  52. Dhamaan Xubnaha Jaaliyadda DDSI ee Dalka Qatar iyo Safaarada DFI ay Ku Leedahay Dalka Qadar oo Isugu Yimid Shir Lagaga Arinsanayay Badhi-gantaalida Horumarka,N/galyada iyo Maamulka Suuban.
  53. Raggna Qoomiyado Ayay Shirinayaan Ubbo-na qabiilkeedii bay gumaaday!
  54. Jaaliyada iyo Ururada Bulshada DDSI ee Ka Dhisan UK oo Shir Balaadhan Isugu Timid Ku Saabsan Diyaargarawga iyo Qabanqaabada Xuska Hidar 29
  55. Maalinta baroordiiqda xasuuqii iyo gumaadkii ay UBBO u gaysatay shacabka oo siwayn looga baroordiiqay degmada Goday.
  56. Heerka Xamaasada iyo TaageeradaCiyaarta Xulka Qaranka Itoobiya oo Si Weyn Looga dareemayo Magaalada Jigjiga.
  57. Xulka Qaranka Itoobiya oo Rajadoodu Sarayso iyo Xulka Nigeria oo Aleelo Ku Waalatay.
  58. Roobab Mahiigaan ah oo Maasheeyay Dhamaanba Gobolada Deegaanka.
  59. Maalinta Baroordiiqda Xasuuqii,uurkutaaladii iyo Walaahawgii UBBO ay Baday Shacabka Deegaanka oo Deegaanka Si Wayn Looga Xusay(Walaal La Wadaag Murugada iyo uurkutaalada UBBO Ay Baday Shacabkaaga).
  60. Degmada Birqod oo lagu qabtay tabar la Xidhiidha Ilaalinta Deegaanka iyo Aas-aasida Gudiyada Waxsoo-saarka.
  61. Kormeer Hawleed oo Ay Madaxda wasaarada Beeraha DFI iyo DDSI ku Tageen Degmada Tuli-Guuleed
  62. Maamulka Magaalada Jigjiga oo Gacanta Ku Haya samaynta 20Wado oo Cobble-Stone ah iyo 4 Wado oo Laami ah.
  63. Bisha-Hidar 5teeda oo Loo Aqoonsaday Maalinta Baroor-diiqda Xasuuqii iyo Uurkutaaladii UBBO ay Ka Gaysatay Deegaanka oo Dalka iyo Dibadaba Lagu Xusi Doono Maalinta Berito ah.
  64. Madaxweynaha DDSI iyo Xukuumadiisa Ayaa Dhambaal Murugo Leh u Diraysa Dawlada Puntland iyo Dadkii Ku Waxyeeloobay Masiibadii Ay Ku Nafwaayeen ee Ka Dhalatay Duufaan Wadatay Roob iyo Dabaylo.
  65. Tababar Habka Xog-ururinta iyo Daraasaadka ee Hawlaha uu KaQabto DDSI Mashruuca Wash oo Loo Qabtay Qaar Ka mIda Sarkaalada Xafiisyada Heer-Deean.
  66. Wakaalada Naqshadaynta,daraasaadka iyo Dabagalka oo Deegaanada Jardulaan iyo Dabala oo Ka Kala Tirsan Degmooyinka Fiiq iyo Xamaro Ka Helay Biyo Maax ah(Spring Water).
  67. Kulan Loogu Qabtay Magaalada Jigjiga 120 Xubnood oo Ka Mida Hogaaminta Dhexe ee Maamulada Degmooyinka Ayaa Soo Gab-gaboobay.
  68. Ololaha Talalka Xoolaha Ayaa ka Bilowday Degmooyinka Filtu iyo Dolo-ado Ee gobolka Liibaan
  69. The Significance of Jigjiga’s hosting of Ethiopia Nations Nationalities and Peoples Day!. By Gh Wiilwaal
  70. Munaasabad Ay Ku Qalinjabiyeen Arday Dhan 50 Gabdhood oo Ay Wasiirada Arimaha haweenka,Dhalinyarada iyo Caruurta DDSI Ay Kula Dardaarantay.
  71. Wakalada Naqshadaynta iyo Daraasaadka DDSI oo Soo Gabagabaysay Naqshadii iyo Daraasaadkii Wadooyinka Isku xidha Fiiq iyo Degmooyinka Mayu,Salaxaad iyo Lagahida.
  72. Ra'yiga Dadweynaha Ku Biiri Fikirkaaga Xuska Maalinta HIdar 29"Hal Saac Barnaamij Afka Amxaariga Ku Baxa".
  73. Mayorka Maamulka Magaalada Godey oo Daboolka Ka Qaaday in ay Natiijo Wax ku oola Ka gaadheen Dhisida,Tababarida iyo Kobcinta Awooda Shirkadaha yar yar.
  74. Madaxweynaha DDSI oo Shir Jaraa’id Saxaafada Deegaanka Ku Siiyay Warbixinta Sooyaalkii Taariikheed ee Deegaanku Soo maray iyo Tabihii Lagaga Talaabsaday Caqabadihii Jiray iyo Saxaafada oo Su’aalo ka Waydiisay..
  75. Ku-Xigeenka Wakaalada Dhismaha iyo iibka Ciidamada Gaarka ah ee Booliska oo Loo Magacaabay Mudane Nasradiin Maxamed.
  76. Shirkii Jubbooyinka ee Gogashiisu Fidsanayd Magaalada Xamar ayaa Maanta La Soo Gunaanaday War-saxaafadeed 6 Qodob Ka Koobana Laga Soo Saaray.
  77. Shir-Wadareed Lagu Dardargalinayay Adeegyada Wakaaladaha Quwada Korontada iyo Isgaadhsiinta oo Ka Dhacay Hoolka Shirarka ee Xarunta Xisbiga.
  78. Shir balaadhan oo ay Wasaarada Warshadaha DFI Soo Agaasintay Laguna Gorfaynayay Dhiirigalinta Fursadaha Maalgashiga DDSI aya Ka Dhacay Magaalada Addis-ababa.
  79. Madaxweynaha DDSI oo Guriga Martida ku Qaabilay Qaar Ka Mida Baarlamaanka iyo Ganacsatada Dalka Kenya.
  80. Maxkamad La Saari Lahaa Madaxweynihii Dalka Masar ee La inqilaabay Maanta oo Hakad ku Yimid Ka Dib Markii uu Morsi Diiday Inuu Xidho Dharka Maxaabiista.
  81. Ururka Dhalinyarada Sedyo ee Wadanka Sweden oo Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyay Caasimada GOTHENBURG Cali Dhaanto.
  82. Xafiiiska Maliyada iyo Horumarinta Dhaqalaha Ee Degmada Qarsadula Ee gobolka Afdheer oo Shaaciyay in Ay Guda-galeen Hirgalinta Mashaariicah Horumarineed ee Qorshaha Sanadkan 2006.T.I.
  83. Kulan Balaadhan oo Loo Qabtay 1000 Dhalinyarada 10ka Xaafadood ee Magaalada Jigjiga Ayaa Ka dhacay Magaalda Jigjiga.
  84. Gudoomiyaha Maamulka Degmada Hudhet Ee Gobolka Liibaan oo Natiijo Fiican Ku Tilmaamay Heerka ay Marinayaan Barnaamijka Dibu Dajinta
  85. Madxweynaha DFS iyo Wafti uu Hogaaminayay oo Maanta Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Kismaayo.
  86. Kulan looga Gol-lahaa Iskuduwida Arimaha Samafalka bini'aadanimada ee
  87. Awooda Alle : hooyo uur leh 13 caruur ah caloosha ku sida
  88. Hello Wardheer"Waan Ku Maqli".
  89. Wasaarada arimaha haweenka, caruurta iyo Dhalinyarada JDFI iyo xafiiska arimaha aweenka caruurta iyo dhalinyarada DDSI oo tababar muddo 2 bilood Socon doona uga Furay Maanta Magaalada Jigjiga 200 oo Haween ah.
  90. Qiimayntii waxqabadka rubucii 1aad ee Sanad-miisaaniyadeedka 2006TI ee 9ka Degmo ee Maamulka Gobolka Jarare oo ka furmay Hoolka Shirarka ee Magaalada dh/buur.
  91. Maamulka Magaalada Jigjiga oo Marti Galin Doona Wufuuda Xuska 8aad ee HIdar 29 oo ebyay(Dhamaystiray)Dhamaanba Dhismayaasha Mashaariicihii ugu Waawaynaa ee Dhanka Kor u Qaadida Bilicda iyo Quruxda Jigjiga.
  92. Man-United oo hakad-gelisay heshiis Cusboonaysiin ah oo ay la saxiixan lahayd Wayne Rooney
  93. Kulan balaadhan oo lagu Gorfaynayay Natiijadii iyo habkii Diyaargarawga ee socdaalkii Loogu Magac daray KALI ee ay waftigii baaxada waynaa ku soo mareen deegaanka oo xalay ka dhacay Hoolka Shirarka ee SMCX.
  94. Ilaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Shil Gaadhi.
  95. Yididiilada Sanadka ee Kobcinta Ilaha Dakhliga Deegaanka iyo Rubacii 1aad oo laban-laab Qorshihii soo xaraynta Dakhliga La Dhaafiyay.
  96. Xuska Maalinta Badbaadada Caruurta oo Lagu Xusay Maanta Magaalada jigjiga.
  97. Waanu Yaqiinsanay Waxqabadka Xukuumada DDSI ee Isbadelada Horumarineed Ka Hor Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Diredawa.
  98. Waftigii Isku Duubnaa ee Heer-Federal iyo Heer-Deegaan oo Socdaalkii Dheeraa ee 5ta Gobol Ku Soo Gunaanaday Degmada Hadha-gaale ee Gobolka Sitti.
  99. Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Degmada Mooyaale ayaa sheegay inay Guda-galeen Hirgalinta Mashaariicaha Horumarineed ee sanad-Miisaaniyadeedka 2006
  100. Waftigii Baaxada Waynaa ee socdaalka dheer ku soo maray oo Jigjiga a Dib u Caraabay Magaalada Dire-Dawa