Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

TACSI: Ururka Dhalinyarada SEDYO oo Tacsi Diraya

Minnesota(cakaaraTacsi) Sabti June 15,2013.Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ururka dhalinyarada qurba joogta somalida Ethiopia ee (sedyo) Waxey tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum cabdi saahid awcali Oo ku geeriyooday xarunta ddsi ee magaalada jigjiga .

Hadaba gudida fulinta iyo golaha dhexe ee sedyo waxey si gaar ah ugu tacsiyaynayaan Dayib cabdi saahid oo ka mid ah dhalinyarada ururka sedyo ,Qoyskii iyo ehelkii uu ka tegay Samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana eebe uga baryay inuu Alle naxariistii jano ka waraabiyo Aamiin,Aamiin.

Afhayeenka sedyo .shaalaqe Aabi