Ha u Daymo La'aan Jaleecida Qabridahare Restaurant And Supermarket Adigaanba Ka Xiiso Dhacayne Magaalada Jigjiga.

Jigjiga(Cakaaranews.com) bishaaro,bishaaro,bishaaro,dadweynoow Farax Cabdi weli ayaa waxa ay magaalada jigjiga gaar ahaan Xaafada 6aad kaaga Furtay Restaurant iyo Macmacaanle aad ka heli doonto Nooc kasta oo ay Nafsadaadu Doonayso si heer sare oo dhyadhan iyo tayo lehna looga baaraan degay haday ahaan lahayd noocyada Cuntada kala caynba caynka ah sida hilibka Geela oo koriya awooda Jidhka Qofka,hilibka adhiga Nooca Dhaylada ah oo aad kuu xiiso galin hadaad dhadhansato waxaa ka sii daran Bariiska Nooca Basarandaha hundiya loo yaqaan oo laga sameeyay nooca loogu jecel yahay oo ah surbiyaan yaa salaam anaaba u muhday,busteeki,saldato,fish iyo kuwo kaleba.

Waxaa intaa Dheeri kuugu ah Qudaar Noocyo badan loo sameeyay(Ansalaatooni),Peach ama furit la dheeli tiray tayada dhadhankiisa ood heemin adoon ka warqabin waxaa barbar yaala super-market aad ka heli doonto Noocyada Sharaabka Qasacadaysan,Noocyada Biscuitka,shukulaato iyo Noocyo kale oo ay shukaanteeda kuu hayso mulkiilaha restaurantiga Marwo farax Cabdi Weli oo ka mid ah Ganacsatada Qadiimiga ah ee Deegaanka gaar ahaan aad looga yaqaano Qoraxay,jarar,Shabeele iyo Doollo kuuna diyaarisay Cunto Dhadhan iyo tayo laga Baaraan degay leh iyo Macalimiin kuxeeldheer samaynta Noocyada Cuntada iyo Macsuumadaha.

Waxaa halkaa kuugu diyaar ah shaqaale u tababaran sidii ay maaamiisha u siin lahaayeen adeeg degdegsiimo iyo tayaba leh oo ku raali galin doona ee dadwaynow ha moogaan ee Durba soo Dhugo Qabridahare Restaurant and cafeteria oo ku yaala wada laamiga ah ee dhakhtarka wayn ee karamara hospital ama laynka Maqaaxida hilibka Geela Qoraxay.