Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun Xasn Ismaacil Subeer(Xasan Waal) oo Ku Geeriyooday Ijtimaacii Islaamka Oo Ka Dhacayay Hargaysa.

har(CakaaraNews) Axad June 23,2013.Waxaa ay Culumaa'udiinka iyo Ijtimaaca islaamkuba tacsi u Dirayaan Qoyskii iyo Ehelkii uu Ka Geeriyooday marxuum Xaaji Xasan ismaaciil Subeer oo ku magac Dheeraa Xasan-waal xili uu Xuduuda Deegaanka Soomaalida Itoobiya uga baxay Kulankii Ijtimaaca Ducaada Muslimka oo ka dhacayay Hargaysa lehnawadar ahaanteen samir iyo Iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo Marxuumkana Naxariistii jano alle ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Marxuumka ayaa ifka kagay Tagay 25caruur ah(10 Wiil iyo 15 Gabdhood) iyo 4-Xaas kuwaasoo kala degan Magaalada Jigjiga iyo Dh/buur,anagoo bahda cakaara ahna waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tegay marxuumku in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumkana naxariistii jano alle ka waraabiyo aamiin Aamiin.

Marxuumka ayaa kaga qaybgalayay argaysta kulankii ama ijtimaaca  sanad kasta ay ku kulmaan Ducaadu oo sanadkan ka dhacayay hargaysa ilaahay Naxariistii jano ha ka waraabiyo marxuumka Dadaal diimeed ayuu ku geeriyoodaye Qoysaskii,Caruurtiisii,qaraabadaii,Asxaabtii iyo ehelkana samir iyo iiaan ilaahay ha ka siiyo aamiin aamiin aamiin.