Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Hay'ada OXFAM oo Soo Dhajisay Tartan Qandaraas (Invitation To Tender For the Construction of Urine Diversion Dry Toilet)

Jigjiga(CakaaraNews) Jimce June 28,2013.Hay'ada OXFAM ee Xarunteeda ugu wayn tahay Magaalada Jigjiga ayaa Ogaysiinaysa Cid alla Cidii Danaynaysa in ay ka Qaybgasho Tartanka Qanaraaska Dhismayaal Musqulo loogu dhisayo,islamarkaana ay u soo tartami karaan Qandaraaslayaasha Deegaanka Soomaalida ee haysta Laysan ganacsiga Dhismaha oo Sharci ah laguna lahayn Canshuurihii Dawlada islamarkaana la cusboonaysiiyay ama aan dhacsanayn sharciga laysanku.

F.G:-Wixii faahfaahin Dheeriya ama macluumaadka Nidaamka Qandaraaska OXFAM ka Daalaco Hoosta.

Invitation To Tender For the Construction of Urine Diversion Dry Toilet

Oxfam GB is implementing water, sanitation and hygiene promotion interventions in Helloweyn camp, Dollo Ado, Liben zone, Somali region. Oxfam GB is planning to construct 600 units of Urine Diversion Dry Toilet (UDDT) in Helloweyn refugee camp. Interested and eligible bidders are invited to collect the complete tender document from one of the following Oxfam offices (detailed addresses are below) starting Friday 28th June 2013:

• Oxfam GB office in Addis Ababa, • Oxfam GB office in Jijiga, • Oxfam GB office in Helloweyn camp, Dollo Ado • Intermon Oxfam office in Dollo Ado Please submit the complete bids to one of the above Oxfam offices latest by 5:00 pm on Friday 19th July 2013.

Oxfam GB reserves the right to accept or reject any part or the entire bid. For collection of complete tender documents and for further information please contact Oxfam GB at the following addresses. Addis Ababa Oxfam GB office; Megenaga-Bole Ring Road Near Imperial Hotel P.O.Box 2333 Tel: +251 116613344 Fax: +251 116613533 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Jijiga Oxfam GB office; Jigjiga Hospital Road P.O. Box 541 Tel.: +251 257753292 Fax: +251 257752044 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Dollo Ado Intermon Oxfam Compound; Kebele 02; Near Hodan Hotel Tel.: +252 (0)618 391 681 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Helloweyn Refugee camp Oxfam GB Compound.

Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Invitation To Tender Qandaraas Kubaaqid For the Construction of Urine Diversion Dry Toilet Dhisidda “Suuliyada kaladuwa/kalasooca Saxarada iyo Kaadida” Oxfam GB waxay kafulinaysaa hawlgalka Biyaha, Nadaafadda iyo Fayo-dhowrka Xerada Qaxootiga Helloweyn, Dollo Ado, Liban Zone, Somali Region. Oxfam GB waxay qorshaynaysaa inay kadhisto “Dhismaha Suuliyada kaladuwa/kalasooca Saxarada iyo Kaadida” oo 600(lix Boqol) oo suuli ah xerada Qaxootiga Helloweyn.

Waxa Qandaraaslayaasha xiisaynaya ee shuruucdoodu udhamaystiran tahay loogu baaqayaa in ay (documentiga oo dhamaystiran) buugaagta qandaraaska oo dhamaystiran kaqaataan xafiisyada Oxfam ee hoos kuxusan midkood laga bilaabo Jimcaha 28thJune, 2013 (Ciwaanadda xafiisyada oo faahfaahsanna waa sida hoos kuqoran): • Oxfam GB xafiiskeeda Addis Ababa, • Oxfam GB xafiiskeeda Jijiga, • Oxfam GB Xafiiskeeda Xerada Qaxootiga Helloweyn, Dollo Ado • Intermon Oxfam xafiiskeeda Dollo Ado Fadlan ugudbiya/kuxereeya dhukumentiga bidhadhka (buugaagta qandaraaska) oo dhamaystiran midkamid ah xafiisyada Oxfam ee sare kuxusan ugudambayn 5:00Pm ee (maalinta) Jimcaha 19th July, 2013 (Xafiisyada sare kuxusan kakuugu dhow).

Oxfam GB waxa ubanaan awooda ay ku aqbalayso ama ay kudiidayso qayb dhukumentiga kamid ah ama gabi ahaantiisba. Qaadashada dhukumentiga oo dhamaystiran iyo wixii macluumaad dheeraada ah fadlan kalaxidhiidh Oxfam GB Ciwaanada hoos kuqoran: Addis Ababa Oxfam GB Xafiiskeeda; Megenaga-Bole Qalabat Mengadh Agagaarka Imperial Hotel P.O.Box 2333 Tel: +251 116613344 Fax: +251 116613533 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Jijiga Oxfam GB xafiiskeeda; Wadada Karamara Hospital Halka Baska/ Bajaj’tu kasoo noqoto P.O. Box 541 Tel.: +251 257753292 Fax: +251 257752044 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Dollo Ado Intermon Oxfam Compound; Qabalaha 02 aad; Agagaarka Hodan Hotel Tel.: +252 (0)618 391 681 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Helloweyn Refugee camp Oxfam GB Compound. Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Invitation to Tender For the Construction of Bath Shelter Oxfam GB is implementing water, sanitation and hygiene promotion interventions in Helloweyn camp, Dollo Ado, Liben zone, Somali region. Oxfam GB is planning to construct 2,000 units of Bath Shelter in Helloweyn refugee camp.

Interested and eligible bidders are invited to collect the complete tender document from one of the following Oxfam offices (detailed addresses are below) starting Friday 28th June 2013: • Oxfam GB office in Addis Ababa, • Oxfam GB office in Jijiga, • Oxfam GB office in Helloweyn camp, Dollo Ado • Intermon Oxfam office in Dollo Ado Please submit the complete bids to one of the above Oxfam offices latest by 5:00 pm on Friday 19th July 2013. Oxfam GB reserves the right to accept or reject any part or the entire bid.

For collection of complete tender documents and for further information please contact Oxfam GB at the following addresses. Addis Ababa Oxfam GB office; Megenaga-Bole Ring Road Near Imperial Hotel P.O.Box 2333 Tel: +251 116613344 Fax: +251 116613533 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Jijiga Oxfam GB office; Jigjiga Hospital Road P.O. Box 541 Tel.: +251 257753292 Fax: +251 257752044 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Dollo Ado Intermon Oxfam Compound; Kebele 02; Near Hodan Hotel Tel.: +252 (0)618 391 681 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Helloweyn Refugee camp Oxfam GB Compound. Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Invitation To Tender Qandaraas Kubaaqid For the Construction of Bath Shelter Dhisidda “Qolal-Maydhi/Tuush/Xammaam” Oxfam GB waxay kafulinaysaa hawlgalka Biyaha, Nadaafadda iyo Fayo-dhowrka Xerada Qaxootiga Helloweyn, Dollo Ado, Liban Zone, Somali Region.

Oxfam GB waxay qorshaynaysaa inay kadhisto Qolal-Maydhi “Bath Shelter” oo 2000(Laba kun)oo qol ah xerada Qaxootiga Helloweyn. Waxa Qandaraaslayaasha xiisaynaya ee shuruucdoodu udhamaystiran tahay loogu baaqayaa in ay (documentiga oo dhamaystiran) buugaagta qandaraaska oo dhamaystiran kaqaataan xafiisyada Oxfam ee hoos kuxusan midkood laga bilaabo Jimcaha 28thJune, 2013 (Ciwaanadda xafiisyada oo faahfaahsanna waa sida hoos kuqoran): • Oxfam GB xafiiskeeda Addis Ababa, • Oxfam GB xafiiskeeda Jijiga, • Oxfam GB Xafiiskeeda Xerada Qaxootiga Helloweyn, Dollo Ado • Intermon Oxfam xafiiskeeda Dollo Ado Fadlan ugudbiya/kuxereeya dhukumentiga bidhadhka (buugaagta qandaraaska) oo dhamaystiran midkamid ah xafiisyada Oxfam ee sare kuxusan ugudambayn 5:00Pm ee (maalinta) Jimcaha 19th July, 2013 (Xafiisyada sare kuxusan kakuugu dhow).

Oxfam GB waxa ubanaan awooda ay ku aqbalayso ama ay kudiidayso qayb dhukumentiga kamid ah ama gabi ahaantiisba. Qaadashada dhukumentiga oo dhamaystiran iyo wixii macluumaad dheeraada ah fadlan kalaxidhiidh Oxfam GB Ciwaanada hoos kuqoran. Addis Ababa Oxfam GB Xafiiskeeda; Megenaga-Bole Qalabat Mengadh Agagaarka Imperial Hotel P.O.Box 2333 Tel: +251 116613344 Fax: +251 116613533 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Jijiga Oxfam GB xafiiskeeda; Wadada Karamara Hospital Halka Baska/ Bajaj’tu kasoo noqoto P.O. Box 541 Tel.: +251 257753292 Fax: +251 257752044 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Dollo Ado Intermon Oxfam Compound; Qabalaha 02 aad; Agagaarka Hodan Hotel Tel.: +252 (0)618 391 681 Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it. Helloweyn Refugee camp Oxfam GB Compound. Email: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.