Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Geeri Arooskeed Aas Heer Qaran oo Maanta Lagu Xabaalay Marxuum Boqor C/laahi Boqor Muuse Magaalada Qardho.

Qardho(CakaaraNews) Axad July 07,2013.waxaa maanta si heer qaran ah Geeri arooskeed loogu xabaalay marxuum Boqor c/laahi boqor muuse oo Dhawaan ku geeriyooday dalka finland ka dib markii saaka ay diyaaradii maydka siday oo ay la socdeen qoyska,qaraabadiisa iyo masuuliyiin ka soo dageen magaalada qardho. Aaskan Qaran ayaanan Loo kala hadhin ka qaybgalka Geerida arooskeed ee aaska marxuumka loogana kala yimid dalalka deriska,caalamka iyo dhamaanba gobolada iyo degmooyinka dawlada puntland,sawirada iyo faahfaahinta habka Aaska Geeri arooskeed u dhacay Dib ka fisha.