Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Kalfadhigii Baarlamaanka DDSI ee Bilawga Sanadka Cusub ee 2006.T.I oo Beri Si Rasmi Ah Uga Furmi Doona Jigjiga.

Jigjiga(CakaaraNews) Jimce July 26,2013.Waxaa beri subax si rasmi ah uga furmi doona Hoolka shirarka ee SMCX kalfadhigii baarlamaanka DDSI ee ay yeeshaan Sanadkan Cusub ee 2006.T.I.

Kalfadhigan ayaa Qodobo badan lagaga wada hadli doonaa kuwaasoo ay ka mid yihiin Dhagaysiga iyo Ansaxinta warbixintii waxqabadka xukuumada DDSI ee sanadkii tegay,Ansaxinta Hadal-qoraaalkii Kalfadhigii hore ee Baarlamaanka,ansaxinta Miisaaniyada Guud ee Xukuumada DDSI sanadka 2006 taasoo u kala baxda miisaaniyada Caadiga ah,Miisaaniyada Mashaariicda iyo Contengiency.