Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo tahniyada ciidul – fitriga udiraya Guud ahaan muslimiinta dunida,Itoobiya iyo Gaar ahaan Muslimiinta DDSI

Uk(CakaaraTahniyad) August 08,2013.Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa tahniyad farxadeed ugu bogaadinaya shacabka u soomanaa cabsida eebe darti mudada bisha ah, lehna CIID – MUBAARAK kuna ciida faxad, raynrayn iyo barwaaqo. Ugaas Xasan Ugaas Maxmed ayaa dareenkiisa farxadeed ugu tahniyadaynaya ilaaha kusimay inuu laqaato shacabka farxada iyo qiimaha balaadhan ee ay ciidul fitrigu ku fadhido kana baryaya ilaahay in ciidan ciida xigta laguwada ciido nabad iyo horumar taam ah xaqiijisana geediga loogu jiro dhidibo u aasida umad lajaanqaadi karta aduunka horumaray.

Ugaas Xasan Ugaas Maxmed isagoo fadliga iyo farxada ciidan kafaa’iidaysanayana wuxuu dhamaan umada islaamka ah ee udhalatay deegaanka ee kusugan daafaha dunida uu ugudbinayaa fariintiisaq ahWALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAXAAN EEBE IDIINKA BARYAYAA CIIDAN CIIDEEDA INAAD CAAFIMAAD QAB IYO CIBAADO KU GAADHAAN , islamarkaana dhamaantiin waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad kaqaybqaadataan Horumarka iyo xasiloonida nabada ee deegaankeena maanta ka hanaqaaday..

Allaa Mahad Leh(Dibucurashadu Ha Waarto).