Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Deg-Deg Diyaarad Ay Ethiopia leedahay oo ka mida Amison oo cidlad farsamo ugu burburtay Muqdisho.

Muqdisho(CakaaraNews) Jimce August 09,2013.Waxaa Goordhawayd ku Gubatay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho diyaarada ay Ethiopia leedahay oo ka mid ah Hawlgalada Amison mar ay ka degtay Garoonka islamarkaana ay cilad farsamo kaga timid dhanka Dabka.

Ilowareedyo lagu kalsoonyahay ayaa noo xaqiijiyay in Burburka Diyaaradu uu ka dhashay cilad farsamo oo dhanka Dabka ah.

Wixii Faahfaahin Dheeri ah kala soco.