Madaxweynaha DDSI iyo Waftigiisii oo ka soo ambabaxay China Transitna Ku ah Dubai.

China(CakaaraNews) Isniin Sep,02,2013.Madaxweynaha DDSI oo maalmahanba Booqasho Hawleed iyo Aqoon kororsi Dhanka beerashada Dalagyada Bariiska ah u Joogay cariga Shiiinaha ayaa soo gabagabeeyay Booqashadoodii hawleed iyagoona ka soo ambabaxay Dalka shiinaha transitna ku ah Dubai oo ay balan ku lahaayeen Maalqabeenada iyo Qurbajoogta ku dhaqan.

Madaxweynaha ayaa Bagume 2deeda ku soo wajahan magaalada Addis-ababa si uu uga qaybgalo Shirka loogu gogolxaadhayo Hidar 29 ee ka dhici doona Sheraton Hotel si uu uga soo jeediyo Warbixinta Waxqabadka Xukuumada 3dii sano ee la soo dhaafay si looga qaato Khibrad iyo Waaya-aeagnimo.