Ila Qosol Xadaaradii Dadkii Hore iyo Isxifaalayntoodii.

(CakaaraQosol) isniin Sept 02,2013.Shaki Kumajiro hadii aynu Dib u mililicsano Hadaladii,Jaajaalayntii iyo isxifaalayntii taariikh ahaan inagu soo gaadhay ay qaarkood Micne ku fadhiyeen,Qaarkood Muujinayeen Ismaqalka iyo Midnumada dadkii Hore Qaarkoodna sida Saynisyahanadii iyo Dhul-meerayaashii ku soo biirinayeen bulshda tilmaamo.Murti,Magac u Bixinta Hadba muuqaalka ama sawirka ku cusub kuligoodna murti iyo Micne Xiligaas ah ku fadhiyay.

Hadaba Sheekadan Dhexmartay 3 Nin oo ka mid ahaa dadkii hore ayaa sida la soo wariyay ay dhexmartay Sheeko aad u Qosol badan oo ku tusinaysa Maskax-tuujintii Dadkii hore.

Mr A:- ayaa waxa uu arkay Muuqaal ku cusbaa xiligaa oo ahaa Gaadhi wayn oo Daba Socda Baabuur Yar Markuu arkay ayuu yidhi “Beeroow Ba’a Kii waynaana Wuu Ordi Kii Yaraana Wuu daba ordi”.Halka Nin Baabuur Raacay Waagaa oo ku cusbaa ku muusanaabeen Hebel Shaydaan ayaa xaf ka siiyay.

Mr B:-waxaa uu Yidhi waxaa ugu daran ka labada Biti-joor(Toosh) la Hor Ordi Micnaheeduna yahay labada Indhood ayuuba isagu u arkayay oo aanan ahayn Ka waynee Ordi iyo ka yaree ka daba ordi.kkkkkikikikikuukukukuahahahahaaahahahahahahah.

Key(MicnahaEreyga):- Biti-joor Micnaheedu Waa Toosh waxaanau u yaqaanay dadkii Hore Intaan Af-soomaaligu Dhalan rogmin.