Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

SEDYO oo Bedeshay jadwalkii iyo 14ka Septembar habeenimada Sabtida oo La Qabanayo xaflada Sanduuqa Yabooha Agoonta.

Maadaama Hore loo shaaciyay Jimcaha 06/09/2013 ah maalin Jimco ah ,dadwaynuhu shaqaynayaan ay u Badaleen Codsi noga yimid Dadwaynaha DDSI Ee Kunool Gobalka MN Iyo Nawaxigiisa ayaa Waxaa loo badalay in La Qabto Xafladii Yabooha Caawimada Agoonta Maalinta Sabtida ah ee soo socota taariikhduna tahay Septembar 14,2013.,habeenka Sabtida Wakhtiga 8:00 pm.Goobta ROYAL HALL 312 W LAKE ST MPLS MN.

Wixii Su,aal ah ama Faah faahin ah kala xidhiidh madaxa guud ee Barnamijka Mudane Saylici Haajir Qalinle Tell 612 987 6776 Tariikhda 09/14/2013