Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Deg-Deg: Munaasabadii Sheraton Hotel oo Hada Bilaabmatay iyo Farshaniistayaasha Itoobiya oo Soo Bandhigay Dhaqanka iyo Taariikhda DDSI.

Waxaa eega uun ka bilaabmay Telefishanka Ethiopia ETV Xaflada gogolxaadhka hidar 29 iyo Yididiilada Horumarka iyo isbedelada xawliga ah ee deegaanka soomaalida laga yagleelay sano gudahood.waxaanad arkaysaa Madaxda DFI,Madaxweynaha DDSI,Deegaanada,Safaaradaha iyo Beesha caalamka oo loo sharxayo Sawirada iyo muuqaalada Dhaqanka iyo Taariikhda DDSI oo ay artistayaasha, abwaanada, farshaxaniistayaasha, iyo Madaxda Golaha Federationka Itoobiya ka soo diyaariyeen Deegaanka.

Munaasabadan oo ah mid Heer Qaran ah ayaan loo kala hadhin ka soo qaybgalkeeda waxaynu dhawrnaaba waa gudagalida meertada xafladan taariikhiga ah.