Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis: Ka Soo Qaybgalka "Ethiopian New year Fund Raising Event for the Great Renaissance Dam" oo Ay Soo Agaasimeen Qunsuliyada DFI u Fadhida Sweden iyo Jaaliyada DDSI.

Sweden(CakaaraNews) talaado Sept 10,2013.aaliyada DDSI ee Sweden ayaa waxay ogaysiinaysaa dhamaanba Soomaalida itoobiya ee ku dhaqan Sweden iyo Nawaaxigeeda in ay ka soo qaybgalaan Xaflad balaadhan oo loogu magac daray "Ethiopian New year Fund Raising Event for the Great Renaissance Dam".

Xubnaha Qabanqaaada ayaa sheegay in xafladan ay Qayb ka qaadanayaan Kooxaha Fanka iyo Fanaaniinta Caanka ku ah ka qaybqaadashada hawlaha Qaranka kana mid tahay Fanaanada da'da yar ee Xididada u siibtay Mala-awaalkii UBBO Guud ahaana Deegaanka Taako kasta cagaheeda galisay waa Nimco-Wadani(Dareen),sidoo kale waxaa iyaguna Door Muhiima ka qaadan doona Fanaanada Caanka ah Fikir Addis Nekatibeb & Tesfaye Taye.

Hamoogan xafladan oo lagu qabanayo magaalada stockholm taariikhdu markay tahay September 14, 2013 lana bilaabi doono saacadu markay tahay 20:00hrs Goobtuna waa "Alviks Medborgärhus Brommasalen Gustavslundsvägen 168 A, 2tr".

F.G:- Wixii Faahfaahin Dheeriya Kala Xidhiidh. Shamsadiin +46700172414; Cabdi jaamac +46736171907; Axmed-sadik+46708101893