Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Xawaalad Taran oo lagu eedeyey in ay ubo leedahay


Waxaa hubaal ah in ay nabad-galiyo darada iyo xasuuqii ay ubbo ay shacabka ddsi u geysatay ay kaalin libax leh ka qaateen xawaaladaha sharcidarad kaga shaqeeya deeganak ddsi. Xawladahaas ayaa waxay intooda badan ku shaqeeyaan inta ay bangiyada dalka qaar kamid ah heshis la galaan in ay ku dhex shaqeeyaan bangiga gudihiisa ayaa hadan waxaa dhacda in ay mid kasta ay yeelato xafiisyo sharidaro ah oo ka baxsan ogaanshaha bangiga ay heshiiska la gashay
  arintaas oo ay intooda badani ka siman yihiin marka mid iyo laba lagareebo kuwaas oo inta badan sharci daradoodu ay u badantahay gobalada hoose iyo magaalo madaxdaba.

Hadaba waxaa xusid mudan in had aka hor mud aad u badan dawladu ku eedeyesay in ay sheer aad u badan ay qaar kamid ah masuuliyiinta ubbo ku leeyihiin xawaalada kaah arintaas darteedna lagaga talaabo qaaday qaar kamid ah masuuliyiinta shirkadaas  markaan dhanka kale eegnona waxaa jirey qar kamid ah masuuliyiinta xawaaladaas oo ay ubbo ku eedeysay in ay dawlada xidhiidh la leeyihiin oo ay sabab u ahayeen lacag ay ubbo xawaladas ku soo dirsaty oo ay dawladu qabatay

Hadba hadii aaan u dhaadhacno dulucda hadalka iyo ujeedada qoraalkan ayaa wuxuu yahay in hantidii ay ubbo lahayd ay inteeda badan u wareejisay shirkada ama xawaalada TARAN oo uu si dhab ah ugu leeyaahy acconti ubbay maxamad ismaaciil waxan si dhab ah aanu u soo xaqiijiney in xawaalad TARAN lacagta ay intabadan ku dhaq-dhaqaqdo ay manta leyihiin masuuliyiinta ubbo islamarkan ay u isticmaalaan ku dirista iyo kedsashada lacagaha gaar ahaan  dalka iyo dibadaba siiba wadamad s/Africa,keniya, gaal-kacayo sidaas darted waxaa xaqiidho ah in ay xawaalada TARAN ay si ulakac ah ay uga qeyb qaadatay xasuuqa iyo dilka ay ubbo la geysatay ddsi taaso markii aanu u kuur-galey ujeedad ay  ubbo taran ugu waregtey ay tahay in ay raboto raad- gadasho qabiil si aan loogu maleynin. Arintan oo aanu aad uga fiirsaney  ayaa waxaan heley xogo dhab ah oo muujinaya in ay ubbo u wareegtay intii badneyd xawaalad taran.