Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Neymar Oo Goolkiisii 1aad Dhaliyay Iyo Messi Oo Goolkiisii 7-Aad Maraya

Xidiga Reer Brazil ee Neymar ee ay barcelona Maciishad aad u badan ku soo iibsatay ayaa dhaliyay Goolkiisii koowaad ee cayaaraha La-Liga ee Spain,waxaana cayaartan xalay kooxda uu ka tirsan-yahay ee Barcelona 4-1 ku dur-durisay Kooxda Real-Socieded.

Dhanka kale Messi ayaa isagu hogaaminaya Tirada gool-dhalinta kooxda Barecelona isagoona 7-Gool ku hogaaminya,halka Neyrmar oo lacago badan lagu soo iibiyay uu xalay markii ugu horeysay Gool caato ah dhaliyay,waxaana la filayaa in ciyaaraaha dhiman uu is-xoreeyo Goolal badana dhaliyo.