Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Mo-Faarax iyo Xaaskiisa Tania oo Ay Sawiro Qarsoodi ah Kaga Soo Qaadeen jaziirada Carabbien Sawirqaadayaasha Caanka ah ee Paparazi.

Sawirqaadayaasha ugu dhaqaalaha badan Dunida ee loogu yeedho(Paparazi) ee Maciishada ugu badan ku ugaadhsada(raadsada)in ay sawiro qarsoodi ah ka soo qaadaan Cayaaryahanada,Siyaasiinta iyo dadka Modelka loo yaqaan,ayaa sawiro ka soo qaaday Orodyahanka Mo-Farah ee Dalka Ingiriiska uga qaybgala tartanada heer caalami Bilado badana ku aruursaday Mudo gaaban iyo xaaskiisa mar ay tamashle u tageen Jaziiradaha Carabbien loo yaqaano.

Kooxdan ayaa sawirada lamaanahan Dabaasha iyo tamashlaha Sida neefta waylaha ku jiray si qarsoodi ah ugaga soo qaaday ka dibna ku shaacidsay barta internetka aduunka.