Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ku Biiri Fikirkaaga Xuska Qowmiyadaha iyo Shucuubta Hidar 29

waan idin salaamayaa asc salaan kadib  marka hore. magaceygu waa Axmed xaaji xuseen waxaan ku noolahay oslo,norwey,shirka qowmiyadaha ethiopia ee lagu qabanayo jigjiga aad iyo aad baan ugu faraxsanahay

talada aan shirka ku darsanay waxaa weeye.

1 in si heer sare ah loogu soo dhaweeyo Madaxda DFI,Qowmiyadaha ethiooia iyo Martidaba si heer sare ah Magaalada Jigjiga Hanaankii Martisoorka.

2.Maadaama fagaaraha shirka lagu qabanayo Loogu Magac Daray Kali oo ah Meeshii Odoyaasha DDSI iyo Ingiriis ku Xaajoodeen in Taariikha Kali iyo Goobta Magaciisaba Sharax laga Siiyo Qowmiyadaha.

3.in la badiyo boodhadha lagu qorayo shirkii kali iyo taariikhdiisa

4.in la helo magacyada dadkii ka qaybgalay shirkii kali ee degmada Dhanaan loona bayaamiyo Qowmiyadaha habkii ay Dawlada Ingiriiska kula xaajoodeen ee Muujinaysay Walaalnimada Reer Itoobiya.

Hadaba anigu waxaan hayaa oo aan maqlijiray sheekh cabduwahaab ayaa ka qaybgalay shirkii kali sheekhu waa sheekh cabduwahaab sheekh yuusuf dubad kaa waan hubaa in uu ka qaybgalay taa macnaheedu waxaa weeye in qowmiyadaha ethiopia loo macneeyo shirkii kali iyo ingiriisku dhibkii uu ku hayay ogadeenka iyo sida ikhtiyaarkood ay ugu doorteen ethiopia in ay ku biiraan

5.horumarka ddsi oo laga sheekeeyo loona faahfaahiyo qowmiyadaha Ethiopi shirkii kali waxaa umaleynayaa in uu dhacay tariikhdu markay aheyd 1965 ma hubo nin ayaa gabyey markii shirkii ingiriiska lagu kacay oo ay dadkeenu diideen.

waa kala guurkii shirkii kali dabadeede karbayeeriyaashii fadhiyey keysar kudaheeda iyagoo korseyn baad dhanaan koronkor moodaaye konlkolkii is baab baacinjiray kabaha loo laabye korneylkii is qaadqaadi jirey kuudud baa dileye kuwii noo kumaandaha ahaa diide kiradiiye nin waloooba keyn doogle dayo la'ina kariwaaye gobayga ma wada hayo waa shirkii ingiriiska ee kali waxaa i xasuusiyey fagaaraha lagu magacaabo fagaaaraha kali ee jigjiga.

anna waxaa shirka qowmiyadaha ku darsanayaa geeraankan oo aan annigu tiriye

Horumarkaa deegaankeena deg deg loogu sameeyey dunidoon dhan ogaatay

Daakhato iyo faafan dagaladii erered wadooyinkii diisha ahaa duud gabiyadii laga caagay ee dagtaa loo gudbiwaayey

Buundooyin baa la dulsaarayo gaadhiyadaa dul maraaya

Dirgadihii jigjigaaad ee markuu roobku da'aayo durbadiiba dumaaayey daaraa ka debmbeeyey

Dariiqyadii laami weeyoo dabaqyaa laga taagay dugsiyo aad u sareeya iyo jaamicad daawasho fiican bay ardeydii u dareeri

Horumarkaa deegaankeena deg deg loogu sameeyey dunidoo dhan ogaatay

waad mahadsantihiin.

Xusuusnow ku soo Dir Fikirkaaga Tooboon This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.