Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada DFI oo Garoonka Diyaaradaha AA(Bole Intl Airport) ku soo dhaweeyay Waftiga Madaxweynaha DFS.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Bulshada Dawlada Federalka Itoobiya Mudane c/fataax sheekh c/laahi ayaa ku qaabilay garoonka Diyaaradaha caalamiga ah ee bole intrnational airport wafti uu hogaaminayay madaxweynha Dawlada Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay ku wehelinayeen wasiirada Arimaha Dibada DFS iyo Ciidanka.

Waftigan ayaa kaga qaybgalay magaalada Addis ababa  Shirkii 7aad ee ay wadamada africa ku kulmaan..