Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Raysalwasaaraha DFI oo u Magacaabay 3 Masuul Xilal Sare.

Addis-Ababa(CakaaraNews)Sabti Raysalwsaaraha DFI Mudane haile-mariam Desalegn ayaa Mudane Abay Tsehaye iyo Dr kassu Yilala u magacaabay lataliyayaasha ugu sareeya Dhanka Siyaada iyo Daraasaadka ee raysal-wasaaraha DFI iyadoona Magacaabida laban masuul ay yihiin Darada Wasiir DFI ah,halka Mudane Shifarew Jaarso loo magacaabay Agaasimaha Guud ee wakaalada Sonkorta.

Ato Abay Tsehaye and Dr. Kassu Yillala are appointed as Senior policy and research advisors to the Prime Minister with the rank of minister and Ato Shiferaw Jarso is appointed General Director of Sugar Corporation.