Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Weerar Xoogan oo Ay Xulka Qaranka Itoobiya Ku khal-khaliyeen Xulka Nayjeeriya Lugta 1aad ee Ciyaarta iyo Nasasho loo Dareeray.

Xulka Qaranka Itoobiya ayaa 45tii daqiiqo ee ay socotay ciyaarta ay isku hardiyeen Xulka Nayjeeriya indhahooda tusay in aaan la dhayalsan karin Xulka itoobiya khalkhal iyo jahawareera ku riday Xulka nayjeeriya oo ay a buuxaan Ragii profesionalka ahaa sida Mikel oo Cabasho,Istuurid iyo Cagajiid maciinsaday.

lugta koobaad ayaa ay Xulka DFI ka badnaayeen Gool ku laadka Goolhayaha halka 1gool oo si qurux badan la isugu soo dhiidhiibay dabamariyeena goolhayaha nayjeeriya laga diiday walow uu Ciyaartoyga Adane Girma uu 2gool oo la hubay in ay ruxi lahaayeen Shabaqa Nayjeria barbar-cawro ka noqotay.

Ciyaarta lugta koobaad ayaa ku dhamaatay 0-0 bal aynu wada eegno natiijada lugta 2aad qadar nasasho ah ka dib.