Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Ogaysiis:Dhamaan Ardayda Sanadkan u xaroonaysa waxbarashada Kuliyadaha DDSI Gaar ahaan Qoondaha Puntland iyo Somali-land in ay soo xaroodaan 3cisho ka dib Cidul-adxa.

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba Ardayda Deegaanka ee sanadkan lagu kala meeleeyay Kuliyadaha DDSI ka jira in ay ku soo xaroodaan Kuliyadaha lagu kala meeleeyay 3cisho uun ka dib Ciida Arafo si Diiwaangalintii loo bilaabo.

Dhanka kale Madaxa TVET ee DDSI ayaa si adag ugu adkaynaya in Maamulada aynu dariska nahay ee Puntland iyo Somali-land oo ay Xukuumada DDSI siisay in ay Midkiiba 75 Arday wax ugu bartaan sanadkan Kuliyadaha DDSI ka jira oo kala ah Beeraha Godey,Kuliyada Caafimaadka,Kuliyada Farsamada iyo Xirfada DDSI iyo Kuliyada Tababarada Macalimiinta