Man-United oo hakad-gelisay heshiis Cusboonaysiin ah oo ay la saxiixan lahayd Wayne Rooney

Maamulka Cusub ee kooxda Manchester-United oo kulan ay kaga munaaqashoonayeen Cusboonaysiinta heshiis lala galo Wayne-rooneey ayaa Quus ka muujiyay kana gows qabsaday iskuna raacay in mudo loo sii jaakiro ilaa iyo inta ay ka dhamaanayso heshiiskii hore loola galay.

Rooneey ayaa la saadaalinayaa hadii heshiiska cusub Man-United loo cusbooneysiin-waayo inuu u bayro dhanka Kooxda Chelsea oo waayadanba u gacan-haadinaysa.