Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Awooda Alle : hooyo uur leh 13 caruur ah caloosha ku sida

Gobalka Salaax Al-Diin ee Dalka Ciraq waxaa lagu arkay Arrin aanay iyadoo kale la arag sida qaalibka ah, taas oo ah Gabadh halkaas ku nool oo Uur leh, lana ogaaday inay Caloosha ku sido 13 Ilmood.

Faadil Al-Cazawi oo ah Seyga ama ninka qaba haweneydan ayaa Warbaahinta u sheegay inay u tageen Dhaqaatiirta Deegaankooda oo ah Bariga Tekrit si ay Baarista koobaad ugu sameeyaan Haweeneyda Xaamilada ah, ka dibna la ogaaday inay Gabadhu siddo Uurka 13 Caruur ah.

Dr. Maqdam Cadia Al-Jaburi ayaa isagana sheegay in Xaaladan ay tahay mid dhif ah oo ku timaada Uur Dabiici ah taasoo ay xaq tahay in lagu cimri qaato Awooda Rabbi laguna hanuunsanaado Adeecida Jidka Alle iyo Daacadiisa.