Ogaysiiska:Xuska maalinta qawmiyadaha ee hidaar oo lagu qabanayo Melbourne Australia

Melbourne. Waxaa dhamaan jaaliyada dawlad degaanka soomalida Ethiopia ee kunool dalka Australia gaar ahaan magalada Melbuorne lagu war galinayaa inay kasoo qayb galaan xuska malinta qowmiyada ee (hidhaar29) oo lagu qaban doono magalada Melbourne, iyadoo halkaas ay qomiyadaha kusoo bandhigi doonaan dhaqankooda wixii faah faahin ah waxaad ka heli kartaan sawirka