TACSI:Gudoomiyaha Guurtida Odoyaasha waqooyiga Ameerika oo Tacsi Diraya

MN(CakaaraTacsi) Gudoomiyaha Guutida Odoyaasha Waqooyiga Ameerika Mudane Cabdi Maxamed Shuuriyeiyo Guurtidiisa ayaa Tacsi u Diraya Qoyskii iyo ehelkii uu ka Geeriyooday Marxuumku eebana uga baryay in uu naxariistii jano ka waraabiyo Qoyskii,Caruurtii iyo ehelkiina Samir iyo iimaan Waasaca alle ka siiyo aamiin aamiin aamiin.