Ogaysiis:Dhamaan Qurbajoogta Denmark ka Soo Qaybgal Munaasabada Xuska Hidar 29 oo ka Dhici Doonta Dec 7 Magaalada Odense .

Odense (CakaaraNews)Jaaliyada DDSI ee ku nool Dalka Denmark waxay ku wargalinaysaa xubnaha jaaliyada iyo dhamaanba Qurbajoogta ku abtirsata 9ka Gobol ee uu Deegaanku ka kooban yahay Kuna Dhaqan Cariga Denmark in ay ka soo qaybgalaan xaflada loogu dabaal dagayo Xuska maalinta qoomiyadaha iyo shucuubta itoobiya ee ka dhaci doona markii 8aad Deegaanka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan xarunta Jigjiga 29ka Hidhar taariikhda tirsiga Itoobiya.

Xafladan oo ay soo abaabuleen jaaliyada Denmark ayaa waxaa lagu qaban doonaa caasimada 3 xaad ee Denmarka Magaalada Odense taariikhdu markay tahay 07.12.2013.

Goobtu waa xaafada vollsmose. Vollsmose Kulturhus Vollsmose Alle 14 5240 Odense.

NØ Munaasabadu waxay bilaabanaysaa: 14.30 ama 2:30ka Duhurnimo.

Wixii faahfaahin dheeriya Kalasoo xidhiidh wixii faah faahin ah xubnaha kala ah 1: Dhuux Abdi Cumar +45 71450072 2: Bishaar Yuususf +45 31856842 3:maxmed Xuseen Dheer (Qaadiro) +45 50522581 4: Axmed Abdullahi Ali (Ganay) +45 71558160 5:Sacdiya Xaaji Xuseen +45 42756615 6: Idriis Dheere +45 91619781