Cadar Axmed Kaahin oo Laga Masaafuriyay Magaalada Jigjiga.

waxaa goordhawayd ku soo dhacay Shabakada War xaqiijinaya in Cadar axmed Kaahin oo Shalay soo gashay Magaalada Jijiga laga masaafuriyay Magaalada ka dib markii ay ku sifowday Dhuxul Danbas Hufan iyo Durbaan. Cadar ayaa Hore uga mid ahaan jirtay ururka Nabad-diidka ah ee UBBOislamarkaana Hada ka hor Magaalada Jigjiga 2sano a hor lagu soo dhaweeyay Balse waxba iskama Badalin Ruuxdeedii waana ta sababtay in Dib loo masaafuriyo.Walow aanaan haynin Faahfaahin Dheeriya oo la xidhiidha Masaafurinteeda Balse waxaanu isku dyi doonaa in Xogdhamaystiran soo Raadino idinlana soo socodsiino wixii ka soo kordha.

Isku soo wada Duuboo Islaantii Cadar Axmed Kaahin ahayd ayaa Falkeedii Lagu Bixiyay in Duuduub la isku Dhaafiyo Isweydiintuse waxay Tahay Cadar Maxaa Ku Soo Beegay Xuska Hidar 29?kol hadii ay ogayd in la ogaaday in Ciyaarta ay hal Lug kula Jirtay?.