Ogaysiis"Dhamaanba Qurbajoogta Minnesota iyo Nawaaxigeeda

MN(CakaaraNews) Isiin Dec 02,2013.Munaasabadii Hidar 29 oo Minnesota Ka dhici doonta December 7, 2013 guurtida odayaasha somalida ethiopia Jaaliyadda DDSI iyo Ururka Dhalinyarada Qurbajoogta ee Somalida Ethiopia (SEDYO) ayaa waxay si aad usharaf badan ku martiqaadayaan Dhamaan Jaaliyadaha ka soo jeeda Federal Democratic Republic ee Ethiopia ka soo qaybgalka Munaasabadii Hidar 29 oo lagu qabanayo Sanadkan Caasimadda Dawlad Degaanka Somalida ee Ethiiopia.

Munaasabad ka dhici doonta Magaalada Minneapolis, MN habeenka Sabtida ah ee Dec 7, 2013. Faahfaahinta xafladda oo hoos ku xusan: Hidar 29 held on Dec 7, 2014 in Minneapolis, MN Minnesota DDSI community and Somali-Ethiopian Diaspora Youth Organization (SEDYO) cordially invite all members of the Ethiopian Community in Minnesota and North America to the imminent/historical event of Hidar 29 held this year in the Capital of Somali Regional State of Ethiopia of Jigj-iga, Ethiopia.

The event will take place in the city of Minneapolis, MN on Saturday Dec 7, 2013. Event details is as follows (see below): Safari Restaurant in Minneapolis 3010 S 4th Ave, Minneapolis, MN 55408 (612) 353-5341 Saacada: 5:00 - 1:00 PM