Tahniyad Dhalasho

Dhamaan Ururka Dhalinyarada Sedyo-Sweden Waxay Tahniyad iyo Bogaadin u Dirayaan Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Sedyo-Sweden Mudane Maxamed Xasan(Huways) oo ay Gabadh la Kowsatay Sannadka Cusub ee 2014 ugu Dhalatay Caasimada 2aad ee Cariga Sweden Magaalada göteborg Taariikhdu Markay ahayd 02/01/2014.

Hawl-wadeenada Ururka ayaa Ilaahay uga baryay in ay gabadhani noqoto Mid Dalkeeda,Waalidkeed,Ehelkeed iyo Diinteedaba Anfacda Aamiin Aamiin.

Bahda cakaaraNews ayaa iyaguna hambalyo iyo Tahnyad u Diraya Aabe Huways iyo Hooyo Lehna Soo barbaar Noqona Mid Jidka eebe iyo waalidkeed alle ku Hanuuniyo Aamiin Aamiin.