Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Tacsi:-Geeri Naxdin Leh Ugaas Axmed-deeq oo Ku Geeriyooday Dire-Dawa

Dhamaan Guurtida odayaasha iyo Xukuumaduba waxay u tacsiyaynaysaa Qoyskii iyo eheladii uu ka Geeriyooday Ugaas Axmed-Deeq Xasan Faarax oo ku Geeriyooday Magaalada Dire-Sawa ilaahayna uga Baryaya in uu samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo Marxuumkana Naxariistii Jano Alle ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aaamiin.

Marxuumka ayaa ku dhashay Qalaafo isagoona ifka kaga tagay 5 Caruur ah(4-wiil iyo 1 Gabadh) iyo Hal xaas ugaas Axmed-deeq ayaa ahaa Odoyaasha Deegaanka aadka looga tixgaliyo islamarkaana Magac wayn ku dheh lahaa Dhamaanba DDSI.