Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun.

Alla ha u naxariisto Ugas Ahmed Deeg oo ku geeriyooday magaalada Dire Dawa. Dhamaan reer Suldaan Maxamuud Haybe oo kala dagan dunida dacaladeeda ayaa waxay u tacsiyaynayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Ugas Amed Deeq.

Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay janadii fardawsana ka waraabiyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin. Aamin. Aamin

Yusuf M Haibe

Australia