Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Meel Libaax Soo Galay Looma Joogee"Waxaa Cagaha wax Ka Dayay Ina Cumar Dacay,Maadey iyo Diirane Joojiyayna Jabaqdii Kadib Markii Madaxwaynaha DDSI London Ku Soo Duljoogsaday".

London(CN) Wax lala yaabo maaha in UBBO ay Cagaha waxka daydo ama Sida Raha Dhoobada isku dhejiyaan Marka la soo Duljoogsado Beentooda iyo Lafahoodaba mana aha Arin Ugub ah in Markii ay Maqleen maxamed cumar Dacay,maadeey iyo diirane Jabaqdii Madaxwaynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo Duljoogta Magaalada LOndon in ay daba Maraan (Jaanta Wadhaan) Waftiga Madaxwaynaha ileen Boolo-xooftadoodii iyo Riyo-beenaadkii Halgan ku-sheegooda ku Mukhuursiiyeen Shaqsiyaad Qurbajooga ayaa Soo Gabaabsiyi Doona Nolol-maalmeedkoodiiye Walow aysan jirinba Wakhtigan Qurbajoog Dhegta u raaricisa Beentooda Balse Waxaa Xaqiiq ah in ay Lafahooda ula carareen Dhanka Wadamada Scandenevianka Gaar ahaan Sweden oo Iyadana Maalmo ka dib Wacdaro kaga Raaci doonaan.

Maxamed Saleebaan ayaa Hore u yidhi markaan soo Duljoogsaday UBBO jabaqda Daysaa Waana Daliil cad oo ay Shacabweynaha DDSi meelkastooy joogaanba ka dheregsan yihiin in Halalkii Maleeshiyada UBBO ee lagu sheegi jiray Gudaha Dalka Miciinsan jireen Anagoo Hurudna ayaa La maray Maantana Ina Cumar Dacay iyo Xertiisiiayaa ayaa markii uu Madaxwaynaha DDSI ku Duljoogsaday London ay Jabaqda Daayeen UBBO-dii Jaah- wareersanayd una Firxadeen(Jaanta Wadheen) Dhanka Sweden Balse Maanta Waxaa Hubaal Noqotay Beentoodii Waligood ay Waayeelka u sheegi jireen ee ahayd Anagoo Ka Maqan aya la Yimid Xaqiiqduse waa (Markay soo duljoogsadaan Xukuumada iyo Madaxwaynaha DDSI Jaantoodana maqlaan ayay UBBO-da Jaha-wareersani jabaqda Daysaa) "Xeelad Qaadhaan Miyaa Tolow".Muxuu Mas Dilan Geed u Dulsaarnaa Sanado Badan Qaar ka mida Waayeelka iyo Caruurta.

Markaan Soo Dul-joogsaday UBBO-da Wareersani Jabaqda Daysaa Wa Ku Waa Miciin Biday Anagoo Ka Maqan ayaa La Yimid(Mas Dilan oo Geed Dulsaaran).