Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada DDS ee UK Waxaa si Xushmad iyo Sharafi ku dheehan tahay lagugu casumay Shir kasoo Qeybgalaya Madaxweynaha DDSi iyo Waftigii Wehelinayay.

Waxaa Laga codsanayaa dhamaan bulshada ka soo jeeda Deegaanka ee ku nool dalka Ingariiska iyo Nawaaxigeeda ina ay Ka soo Qeybgalan Shirka oo Daba Socday Shirarkii Gooni Gooniga kula Kulmay Madaxweynaha Maalgashadayaasha.

Dhanka kale waxaa iyana habeenkaas Shirka kasoo qaybgeli Doona Fanaaniinta Culus oo aad loo Jecelyahay Iyo TVyada ESTV iyo Universal TV & SomaliSat Shirkaasi oo soo martigelinaya Jaaliayada UK Gudoomiyaha Jaaliayada DDSI Ee Uk DR Nuur waxaana ka qeybgalaya Aqoonyahanada Siyaasiyiinta Ugaasyada Salaadiinta Waxgaradka Iyo Masuuliyiinta Ka Socota Safarada Itoobiya Ee UK.

madasha Shirka uu Ka Dhacayo Waa Safarada Itoobiya ay Ku Leedahay London Ciwaanka AMA Address Waa 17 Princes Gate London SW7 1PZ Taariikhda 18/01/2014 Waqtiga AMA Saacada 04:00PM AMA 16:00PM