inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun. Alla ha u naxariisto Garad Mahamoud Garad Dool Garad Xirsi oo ku geeriyooday magaalada Dire Dawa

Australia(CT) inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajucuun. Alla ha u naxariisto Garad Mahamoud Garad Dool Garad Xirsi oo ku geeriyooday magaalada Dire Dawa.

Aniga oo ku hadlaya magaca uruka yttttrrrtSoomaali Ethiopia ee jahliyada reer Australia waxaan u tacsiyaynayna qoyskii, eheladii iyo dhamaan shacabka dawlad geeganka Soomaalida Ethiopia uu ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Garad Maxamuud Garad Dool Garad Xirsi. Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay janadii fardawsana ka waraabiyo ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin. Aamin. Aamin