Ururka Dhalinyarada Sedyo-Sweden oo Tacsi Diraya.

Sweden(CT) Dhamaan Ururka Dhalinyarada Sedyo-sweden waxay tacsi guud iyo mid garaa udirayaan eheladii iyo qaraanabdii uu kabaxay garadka guud ee Beesha absame iyo adeerkood Garaad Maxamuud Garaad Dool Xirsi meelkasta oo ay joogaanba, waxaanu leenahay samir iyo iimaan alle ha inaga siiyo Marxuumkana janadii Fardowsa alle haka Waraabiyo aamiin Aamiin Aamiin. inaali laahi wa inaahi raajicuun xafiiska sedyo sweden