Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

OGaysiis Deg-Deg Ah.Tacsi Tiiraanyo Leh Hogaaminta Dhaqanka Jubooyinka iyo Waqooyi Bari Kenya Deg Deg u Soo Sheegaan In ay Ka Soo Qaybgali Karaan Aaska Qaran ee Garaad Maxamuud Garaad Dool.

Jigjiga(TC) Sida lawada Ogsoonyahay Garaad Maxamuud garaad Dool garaad Xirsi Waxaa uu ahaa Garaadka Guud ee Beesha Absame iyo Adeerkood kuwaasoo Juquraafi ahaan kala Dega Itoobiya,Kenya iyo Somaalia Taasooy Wada Khusayso Aaska Garaad Maxamuud.

Hadaba Maadaama la magacaabay Gudi Heer-qaran ah oo u Xilsaaran Qaban-qaabada Qaran ee Aaska Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi oo La filayo in si heer-Qaran ah loogu aasi Doono Magaalada Jigjiga.

Hadaba si loogu Xisaabtamo Wufuuda ka soo qaybgalaysa Aaska Garaadka Dalalka Deriska ah ayaa si Degdeg ah loogu wargalinayaa in aad 2 ilaa 3 saac Gudahood ugu Soo Gudbisaan Warbixintiina Cinwaanadan email cakaaraopinion@gmail iyo Telefoonadan 251915320708(Khadar Abdi)  2- +25130074069(Maxamed X.Almis) 3- +251915330160 4-+251915330185(Guled Aw-Cali).5-+251915330224(Guleed-Fooldheer) 6-+251915330195(Maxamed Cumar).

F'G:- Dhamaanba Cinwaanadan Waxay Heegan u Yihiin hadba kaad Heshaan macluumaadkiina.