Jaaliyada Dalka Yemen oo Tacsi u Diraysa Xukuumada iyo Qoyskii uu Ka Baxay Garaad Maxamuud Garaad Dool.

YEMEN(CT) Axad Ja,26,2014.Jaaliyada DDSI ee Wadanka YEMEN ayaa waxay Tacsi u diraysaa Dhamaan Eheladii,Qaraabadii Asxaabtii iyo Beesha Absame iyo Adeerkood ee uu ka baxay Garaadkii Guud ee Beesaha Absame iyo Adeerkood Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi Garaad Cumar Garaad Xirsi Garaad Wiil -Waal oo ku geeriyooday Magaalada Diredawa Ilaahayna uga Baryaya in uu Naxariistii Jano ka waraabiyo Wadar ahaanteena Samir iyo iimaan inaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.