Deg-Deg: Sulub Cabdi Axmed iyo Cali Dheere oo Gacanta lagu Dhigay(Geeloow Daaqo Daaqoo Markaad Gamboor Daaqdaa Laguu Yaabaa.

Waxaa Gacanta lagu Dhigay Shiftay Sulub Cabdi Axmed iyo Cali-Dheere oo damacsanaa in ay xadka ka Soo galaan Deegaanka taasooy Sirdoonka Ciidanka Liyuu-Police kala soo jaanqaadeen halkay ka soo ambabaxeen halkaana si buuxda Gacanta Ciidamada DDSI G ugu Dhigeen Horaa loo Yidhi Sooro sooro Wahn-beyt.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay rabeen inay isasoo dhiibaan balse waxaa xaqiiqdu tahay in lagu diiwaan galiyay modelka 19aad ee hantida lagu xareeyo liswaydiintuse waxa ay tahay nin walaalkii Daydayayo dhuuman kari waa,sababtoo ah Walaal la Dhibateeyay oo ku daydayay laga Dhuuman kari waa UBBO meeshay Macal uga baratay Macaluul ugu Dhimataa.

Sheekh mukhtaar ayaa noo xaqiijiyay in UBBO dhexdeda ay dagaal iskula jirto badankeediina Nabada wada qaateen.

La Soco Wixii Faahfaahin Dheeriya ee ka soo baxda