Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

Tacsi:- Waxgaradka Dalalka Scandenevianka oo Tacsi Diraya.

Sw(CT) Waxgaradka Dalalka Scandenevianka la isku yidhaahdo oo tacsi diraya Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa anaga oo ku hadleyna codka dhamaan shacab weynaha ka soo jeeda DDSI ee ku dhaqan guud ahaan dalalka Scandnevianka iyo gaar ahaan Sweden halkana uga soo gudbineynaa Tacsi Tiiraanyo leh Guud ahaan madaxda, Shacabweynaha DDSI iyo Beesha kuumade ( Absame iyo Adeerkood) iyo gaar ahaan Qoyskii,Qaraabadii,Asxaabtii iyo Caruurtii uu ka Geeriyooday Marxuum Garaad Maxamuud Garaad Dool Garaad Xirsi oo taariikhdu markay ahayd 26.Jan.2014 ku geeriyoodey magaalada Dire dawa. Waxaananu Ilaahay Ka Baryaynaa in uu anaga oo dhan iyo Qoyskii uu ka tegayba Samir iyo iimaan inaga wada Siiyo Marxuumkana naxariistii jano illaahay ka waraabiyo Aamiin Aamiin!!!.

  • Cabdixalim Sh.Yusuf Kabiir cabdi
  • Xussen Axmed Cumar
  • Axmed shekh Faysal Jamac
  • Dr. Ismacil Sh. maxamed
  • Maxamud Dayib
  • Dhaha Maxamed Sh. Xassan
  • Sh. Maxamed Xasan
  • Cabdinur Farax
  • Sh. Maxame cabdi
  • Dr Haybe Sh. Maxamed
  • Bashir Xusen Cabdi
  • Cumar Dayib
  • CabdiKarim Sh. Maxamed
  • Cumar Xasan Sh.
  • Maxamed cisman
  • Cabdfatax Farax
  • Cisman Dabcasar
  • Cabdi Cali Ibrahim
  • Cabdi Maxamud Farax Iyo tiro aan halkan lagu soo koobi karin oo nala wadaagta tiiraanyadaa la soo daristey dadkeena, dawladeena iyo dalkeenaba.